Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: March 2019

Total 61 Posts

Somaliland: Madaxweyne Muuse Bixii Khudbadiisa Dastuuriga U Jeediyay Labada Gole Baarlamaan

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad sannadeeda Dastuuriga ah oo uu maanta ka jeediyay ka jeediyay fadhi ay yeesheen Labada gole Baarlamaan ee Wakiiladda iyo Guurtida. Madaxweyne Muuse Biixi, wuxuu ka hadlay Arrimaha Dhaqaalaha, Siyaasida Dibadda, Caafimaadka, Waxbarashadda,

US Secretary of State says Trump sent by God to save Israel from Iran

Tel Aviv (ANN)- In a bizarre interview, US Secretary of State Mike Pompeo has suggested that US President Donald Trump was sent by God to save Israel from Iran. During his visit to Israel on Thursday, Pompeo gave an exclusive

Somalia: Wasiir Ka Tirsan Dawladda Federaalka Iyo Saraakiil Kale Oo Ku Dhintay Weeraro

Muqdisho(ANN)-Wasiir ku xigeenkii wasaaradda shaqaada iyo arrimaha bulshada dawladda Federaalka ee Soomaaliya iyo ugu tobaneeyo qof oo isugu Jira saraakiil dawladda ka tirsan, shaqaale iyo dad shacab ah, ayaa ku dhintay weerar Isugu jiray qarax iyo rasaas oo ka dhacay

#Somaliland: Fadhigii Golaha Wasiiradda Oo Lagaga Hadlay Siyaasado Iyo Xeerar

Hargeysa(ANN)-Fadhiga 31-aad ee shirka golaha wasiiradda Somaliland, ayaa lagaga hadlay xeerar iyo siyaasado la horgeeyey, isla markaana la dalbay in la soo gudbiyo xeerar muhiim ah oo baaahi weyn loo qabo, Sida lagu sheegay War-saxaafadeed kasoo baxay Qasriga Madaxtooyadda oo

MbS absent from key meetings, stripped of some financial powers: Report

Saudi Crown Prince Mohammed bin Salman has reportedly been stripped of some of his powers and has not attended a series of high-profile ministerial and diplomatic meetings in the kingdom over the last fortnight, fueling speculation of a growing rift between the

FBI investigates Trump’s top fundraiser over links to UAE, Saudi Arabia

Washington(ANN)- US federal agents are investigating Elliott Broidy, a top fundraiser for the Republican party and President Donald Trump, over his relations to the United Arab Emirates, Saudi Arabia and Qatar. Investigative journalism site ProPublica reported that federal agents raided

Somaliland: Wefti Ka Socday Dalka Ereterea Oo Ku Laabtay Dalkooda

Hargeysa(ANN)-Wefti ka socday dalka Ereterea ee uu hoggaaminayey wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda dalkaa, Mudane Cismaan Saalax Maxamed, ayaa maanta si rasmi ah uga amba baxay dalka Somaliland,. Weftigan oo muddo saddex maalmood ah booqasho rasmi ah ku joogay dalka Jamhuuriyadda

Guushaada Waa Lala Jiraa-Gaar Haka Ahaanin- Dahabshiil

Guushaada Waa Lala Jiraa-Gaar Haka Ahaanin- Dahabshiil. Soomaalidu waxay tidhaahdaa, “Nin aanad saacad ku baran, sannad kuma baratid” oo muujinaysa in dabeecad/ficil aad kala kulantid barashada koowaad qof, hadaad ku qiimayn kari weydid waxuu guddo ama gallo? Shaki la’aan, aanad

Gender gap in Somaliland

Press Release: NAGAAD Hargeisa(ANN)– Women in Somaliland have less then half the opportunities of men in economics, politics and education, reveals the first ever comprehensive assessment of the gender gap in Somaliland. Based on 1,200 surveys across Somaliland and qualitative

Somaliland: Madaxweynaha Oo Casho-Sharaf Ku Maamuusay Weftiga Dawladda Eriterea Oo Maalintii Labaad Ku Sugan Hargeysa

Hargeysa(ANN)-Wasiirka Arrimaha Dibadda Dalka Ereterea Iyo Wefdi uu hoggaaminayo, ayaa maalintii labaad ku sugan magaaladda Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, kadib markii ay shalay booqasho ku yimaadeen. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalilad, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa casho-sharaf ku maamuusay Qasriga Aadaxtooyadda caawa