Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: April 2019

Total 104 Posts

Somalia: Madaxweyne Farmaajo Oo Booqasho Aan La Shaacin Ku Tegey Dalka Eritrea

Asmara(ANN)-Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,  ayaa booqasho aan hore loo shaacin ku tagay dalka Eritrea, iyadoo garoonka diyaaradaha magaalada Asmara oo saaka uu ka degey uu kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Dalka Eritrea,  Isias Afewerki. Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,

Kawaran laba masuul oo BILKASTA lunsada $40,000. Gobol dadkiisu u baahanyahay adeeg bulsho?

Hordhac: Kawaran haddii 400, shaqaale caafimaad ah aan lagu xidhin cilmi caafimaad, imtixaana aan laga qaadin? Kawaran hadii 400 shaqaale midkasta laga qaaday lacag uu ku iibsado jago shaqo caafimaad? 400 oo shaqaale ah miyay qarinkaraan galdaloolooyinka & dulmiga, dhaawacaya

Iran Oo Sucuudiga Ku Canbaaraysay Deldelaada Lagu Fuliyay Dadka Siyaasada Qoyska Salmaan Kasoo Horjeeda

Tehran(ANN)- Xukuumadda Dalka Iran, ayaa Madaxweynaha Maraykanka, Donld Trump ku eedeeysay in uu awooddi waayay inuu canbaareeyo dadka ay Boqortooyadda Sucuudigu ku fulisay xukunka deldelaada ah ee ku jiray xabsiyada dalkaa. Wasiirka Arimaha dibadda ee dalka Iran,  Mohammad Javad Zarif,

#Somaliland: Guddoomiyaha WADDANI, Oo Ganafka Ku Dhiftay Heshiis Ay Gaadheen Xisbiyada KULMIYE iyo UCID

Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ayaa ganafka ku dhifatay heshiis ay Arrimaha muranka doorashada ka gaadheen labada Xisbi ee KULMIYE Iyo UCID. Guddoomiyaha WADDANI, oo maanta dalka kusoo laabtay ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay Madaarka

Sudan’s toppled Bashir refusing food in prison

Khartoum, (ANN)-Sudan’s deposed President Omar Al-Bashir is suffering from “bad health” while in detention, social media reports said on Sunday. “Al-Bashir suffered a minor stroke a few days ago,” activists said, adding that he was treated in a state hospital

Migrants in Libyan jail were reportedly seriously wounded in shooting

Tripoli, (ANN)- Migrants in a detention facility in the Libyan capital Tripoli have reportedly been seriously wounded in a random shooting, the UN migration agency IOM said on Tuesday. IOM gave no more details of the incident which it said

#African Energy Chamber and Oil Industry Investors Welcome South Sudan Investment Drive in South Africa

PRESS RELEASE The Chamber believes South Sudan’s leadership also has an obligation to creating an enabling environment of investors to put more money into the country JOHANNESBURG, South Africa, (ANN)– South African and African private sector participants have an amazing

Time to Light Up: TECNO Launches Upgraded SPARK 3 Series with AI Bright Camera

PRESS RELEASE The device embodies the impeccability of the smartphone brand while offering a sweet price but delivers optimum value HONG KONG, Hong Kong, (ANN)– Global premier mobile phone brand TECNO Mobile (www.TECNO-mobile.com) lately launched a new dawn into the

#Somaliland: Siyaadiyiin Iyo Aqoonyahan Aragtiyo Kala Duwan Ka Bixiyay Sii Wadidda Wada Hadallada Somaliland Iyo Soomaaliya

Prof Samatar, Eng Maxamed Xaashi, Hoggaamiye Xirsi, Maxamuud Xaashi,  Prof Abyan Iyo Sucaad Carmiye Oo Dood Xasaasi Ah Ka Yeeshay Mustaqbalka Wada Hadallada Hargeysa(ANN)-Prof Axmed Ismaaciil Samatar, Hoggaamiyaha xisbiga WADDANI, Xirsi Cali Xaaji Xasan, Eng Maxamed Xaashi Cilmi, Maxamuud Xaashi

Saudi Arabia, UAE grant $3 billion aid to Sudan’s junta

Riyadh(ANN)-Saudi Arabia and the United Arab Emirates have announced a joint package of aid worth $3 billion for Sudan, where military leaders seized power from President Omar al-Bashir last week. The two Persian Gulf Arab countries said in a statement carried