Month: June 2019
26 ka Juun Maalinta Xorriyadda Somaliland
W/Q. Axmed Xasan Carwo Waa xuskii 59-aad ee maalintii xorriyadda, maalintii gumeysigu ka huleelay dalkeena ka dib qarni uu talo xumo iyo wax qabad la’aan inagu maamulay, inagu kala qaybiyey oo uu nidaam qabiilaysan oon ka bax lahayn inoo dhigay.
Magaalada Hargeysa Oo Si Weyn Looga Xusay Habeenadii Xalay 59 sannadood ka hor markii Calankii u horeeyay ee Geyiga Soomaalida laga taago Hargeysa.
Hargeysa(ANN)-Munaasibad ballaadhan oo loogu dabbaaldegayo 59-guurada kasoo wareegtay 26-kii June sannadkii 1960-kii oo ah markii ay Jamhuuriyadda Somaliland xorriyaddeedii ka qaadatay gumaystihii Ingiriiska, ayaa caawa lagu qabtay xarunta qasriga madaxtooyada Somaliland. Munaasibadda loogu dabbaaldegayo sannad-guurada 59-guurada kasoo wareegtay 26-kii, ayaa
African Development Bank approves USD 24.7 million for Water and Sanitation in South Sudan
PRESS RELEASE The Strategic Water Supply and Sanitation Improvement Project will support the rehabilitation of approximately 50km of the Juba town distribution network and related works ABIDJAN, Ivory Coast,(ANN)– The Board of Directors of the African Development Bank (www.AfDB.org) on
Toos U Daawo Munaasibada Sanad Guuradii 59aad ee Xoriyada Somaliland Oo Madaxtooyadda Ka Socota
Hargeysa(ANN)-Munaasibad lagu xusayo Xaflad loo sameeyey Xuska 59-guurada ka soo wareegtay 26 June 1960kii, markii Somaliland ka xoroowday Boqortooyadii Britain oo caawa ku beegan, ayaa hadda si toos ah uga socota qasriga madaxtooyadda Somaliland ee Hargeysa. Munaasibaddaa sida tooska ah
Somaliland: Madaxweynaha Oo Qaaday Xaaladii Deg-dega Ahayd Ee Dhaafi Weyday Afaafka Qasriga Madaxtooyadda
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay inuu xaaladii deg-dega ahayd ka qaaday deegaamada Ceel-Afweyn iyo Gar-adag oo ka mid ah gobolka Sanaag, Xaalad Deg-deg ah ee Madaxweynuhu kusoo rogay deegamada gobolka Sanaag April, 30th, 2019, kadib markii uu
Somaliland: Madaxweyne Ku-xigeenka Oo Daah-furay Ololaha Cidhib-tirka Cudurka Dabaysha
Hargeysa(ANN)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay barnaamujka carruurta lagaga tallaalayo cudurka dabaysha oo dalka oodhan ka bilaabmay. Madaxweyne-ku-xigeenku waxa uu dhibicdii ugu horraysay ee daawada tallaalka siiyey Ilmihii ugu horreeyey
Ma Dhabaa In La Dilay Brigadier General Asaminew Tisge Oo Hoggaaminayay Inqilaabkii Dhicisoobay Ee Gobolka Amxaarada Ee Ethiopia
Addis Ababa(ANN)-Xukuumadda Dalka Ethiopia, ayaa sheegtay in la dilay Brigadier General Asaminew Tsige oo ahaa maskaxdii ka danbaysay inqilaabkii fashilmay ee lagu dilay Madaxweynihii Kililka Amxaarada iyo saraakiil kale oo ay ku jireenTaliyihii Guud ee Ciidamada Brigadier General Mekonnen, General
Safarkeygii Miyiga iyo Xusuusaha is-dhalan-rogay
Suxufi Mustafe Maxamed Nuur (Dheereye) Keymahii sitaaca lahaa ee xiliyada barwaaqada dixida iyo dareemadu ay ku gedaamnaayeen, kuwaas oo dad iyo duunyaba naflahii jalleecaa uu qalabiga ka farxi jiray waxay ahaayeen qaar siidh-guuray oo meelo yar oo kooban ka sii
Somaliland 2019: Yay Dani ugu jirtaa Doorashada Golaha Wakiillada?Faallo
“Ceeb maaha in Qaranka Somaliland inta uu isku tashado sida uu door moodo ku xalillo amma u maareeyo Mustaqbalka Dawladnimadiisa iyo Doorashooyinka bud-dhiga u ah..”, balse waxa nusqaan innagu ah haddii aynu aqbalno …” W/Q: SCC. Kalshaale Guddida Doorashada Somaliland
Somaliland: Xukuumadda Oo Diiday Qorshaha Moosinka Xoolaha Ee Xajka Oo Sucuudigu Ku Xidhay Shuruud
Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa diiday war kasoo baxay Boqortooyada Sucuudiga oo shuruudo adag ku xidhay xoolaha ugu badan ee ay Somaliland u dhoofin jirtay dalkaa xiliga moosinka Xajka sannad walba. Shuruuda Boqortooyada Sucuudigu ku xidhay xoolihii ay Somaliland u dhoofin jirtay,