Hargeysa(ANN)-Munaasibad lagu xusayo Xaflad loo sameeyey Xuska 59-guurada ka soo wareegtay 26 June 1960kii, markii Somaliland ka xoroowday Boqortooyadii Britain oo caawa ku beegan, ayaa hadda si toos ah uga socota qasriga madaxtooyadda Somaliland ee Hargeysa.

Munaasibaddaa sida tooska ah uga socota madaxtooyada Somaliland ka daawo muuqaaalkan hoose.