Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: July 2019

Total 114 Posts

Shirkadda Ku Guulaysatay Qandaraaska Keenista Kaydka Raashinka Qaranka Oo La Shaaciyay

Hargeysa(ANN)-Guddida Qandaraasyada Qaranka, ayaa  sheeciyay shirkadda ku guulaysatay keenista Raashinka Hay’adda Kaydka Raashinka, Diyaargarawga  iyo Aafooyinka  Qaranka Somaliland, waxaana munaasibad lagu sheeciyay shirkadda ku guulaysatay lagu qabtay xarunta Guddida Qandaraasyada Qaranka ee Hargeysa. Guddoomiyaha Guddida Qandaraasyada Qaranka Nuux Maxamed Xuseen

Trump attacks black congressman in new racist tirade

Washington(ANN)-US President Donald Trump has launched a “racist” attack on Representative Elijah Cummings, yet another lawmaker of color, merely days after telling four congresswomen of minority backgrounds to go back to places where they came from. The president went on

Somaliland waxay ku tallaabsatay horrumar ballaadhan, awoodda Millateri, nabada iyo ” Ambassador James Swan

Wakiilka Khaaska Ah Ee Qaramada Midoobay Oo Kulan Albaabada Loo Xidhay La Yeeshay Madaxweynaha Somaliland Hargeysa(ANN)-Wakiilka khaaska ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaalida Ambassador, James Swan iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta kulan albaabada loo

Halbeegyada Tayada Waxbarashada Dunida Kaalintee Ayaynu Kaga Jiraa?

By. Mustafe Nabadiid Tayada waxbarashada dunida waxa lagu cabbiraa halbeegyo (Standards)  oo adduunyadu isla taqaano, kuwaas oo si fudud loo fahmi karo. haddii aynu si gaar ah u eegno waxbarashada asaasiga ah waxa laga hubiyaa shantan qodob oo lagu qiimeeyaa.

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Dagaal Ka Dhacay Afaafka Wadada Tabca Iyo Gaadiid Laga Qabsaday Malayshiyada Col. Caare

Ceergaabo(ANN)-Badhasaabka Gobolka Sanaag Maxamed Axmed Caalin (Tiimbaro), ayaa hadlay khasaaraha ka dhashay dagaal saaka  ka dhacay dhinaca Karin ee Woqooyiga Bari ee Magaalada Ceergaabo oo ah Afaafka laga galo  wadada Dowga Tabca ee loo maro magaalada xeebta ah ee Maydh.

Wasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Oo Daah-Furtay Wejigii Labaad Ee Dhismaha Wadada Ceergaabo Qalab Iyo Gaadiid Cusubna La Wareegay

Gar-adag (ANN) Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo horumarinta Jidadka Somaliland iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaadhay Degmada Gar-adag ee Gobolka Sanaag, ayaa daah-furay wejiga labaad ee dhismaha Wadada isku xidha Goboladda  Togdheer iyo Sanaag. Waxaana lagana bilaabay Degmada Gar-adag, iyadoo Qalab

Amnesty: Saudi cleric Ouda faces possible death penalty for peaceful activism

Amnesty International is calling on Saudi Arabia to drop plans to seek the execution of cleric Salman Al-Ouda and release him without condition.

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Xiisadda Sanaag Iyo Xaaladdii U Danbaysay

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay shaqaaqada gobolka Sanaag, wuxuuna sheegay in arrintaa nabad lagu soo dhamaynayo sida uu filayo. Madaxweynuhu, wuxuu sidaa ka sheegay kulan ballaadhan oo maanta ka dhacay qasriga Madaxtooyadda Somaliland oo lagu soo

Somaliland: Khilaafkii Ka Taagnaa Doorashooyinka Wakiillada Iyo Deegaanka Oo Lasoo Af-Jaray

Madaxweynaha Iyo Hoggaamiyaasha Saddexda Xisbi Qaran Oo Soo Saaray Heshiiska Ay Ka  gaadheen qabsoomidda doorashooyinka wakiillada iyo deeganka  Kulan Qasriga Madaxtooyadda Somaliland ka qabsoomay Hargeysa(ANN)-Shir ballaadhan oo ay maanta madaxtooyada ku yeesheen madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane

African Development Bank welcomes Fitch’s affirmation of AAA Rating: Driven by extraordinary shareholder support

PRESS RELEASE The rating provides a significant boost for the Bank at a time when it is discussing a substantial general capital increase to finance its strategy and activities over the next few years ABIDJAN, Ivory Coast,(ANN)– The Fitch rating,