Month: September 2019
How Apple uses its App Store to copy the best ideas
By Reed Albergotti Developers have come to accept that, without warning, Apple can make their work obsolete by announcing a new app or feature that essentially copies their ideas. Some apps have simply buckled under the pressure. Clue, a popular
Wargeys Laga Leeyahay Masar Oo Warbixin Dheer Ka Qoray Aqoonsiga Somaliland Iyo Horrumarkeeda
“Furitaanka Xafiiska Shirkadda Hyundai Motor Co.Ee Hargeysa Oo Somaliland Sumcad Usoo Jiiday “ Hargeysa(ANN)-Wargeys ka soo baxa dalka oo sita Magaca Xisbi ka mid ah kuwa ugu taariikhda fog xisbiyada Siyaasada dalka Masar, (Wafd party) , ayaa warbixin uu ku
Somaliland: Wariye Ka Tirsan Hadhwanaagnews Oo Xabsiga Loo Taxaaabay
Ururka Suxufiiyinta Ee SOLJA Iyo Ururka SOMA Ee Marreegaha Somaliland Oo Canbaareeyay oo ka hadlay Hargeysa(ANN)-Ciidanka Booliska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay habeenkii mid k mida Tafaftirayaasha Shebekada HadhwanaagNews, kaddib markii ay Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex 3-dii bishan xayiraad ku soo
Madaxweyne Biixi Oo kala Qayb-galay Munaasibad Loo Qabtay Arday Dhamaysatay Jaamacadda Tima-cadde
Gebiley(ANN)–Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta farxadda kala qaybgalay 150 arday oo ka qalinjebiyey jaamacadda Tima-cadde ee magaalada Gebiley. Munaasibadda qalin-jebinta 150-ka Arday oo ah dufcaddii 7-aad ee ka baxda jaamacadda Tima-cadde, ayaa lagu qabtay hoolka jaamacadda
Madaxweyne Biixi Oo Munaasibado Isku Mid Ah Maalmo Guddohood Kaga Cawday Internetka Iyo Tignoolajiga
Boorama(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa mar kale munaasibado isku mid ah kaga dhawaaqay dhibaatooyin uu sheegay inay sababeen Tignoolajiga iyo isticmalka internetka. Madaxweyne Biixi, waxa kale oo uu munaasibadahaa oo ahaa xafalado Jaamacadeed kaga hadlay dhibaatooyinka ay sababaan
MadaxweynahaSomaliland Oo Ka Qayb-galay Xafladaynta Dufcaddii 18-aad ee Ka Baxda Jaamacadda Cammuud
Boorama(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo loo qabtay 974-Arday oo ka qalin-jebiyey jaamacadda Cammuud taas oo lagu qabtay xarunta ay jaamaaddu ku leedahay magaalada Boorama. Munaasibadda qalin-jebinta 974-ka Arday oo ah dufcaddii
Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Kulan Dhexmaray Ergay Ka Socday IGAD Iyo Col. Caarre
Wuxuu Daadefeeyay In Wadahadalada Somaliland Iyo Soomaaliya Ay Soo Galaan Dawladdaha Gobolku. Burco(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaraadka ee UCID, Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in Somaliland soo dhaaftay waqtigii Qoriga la isku muquunin jiray, sidaa awgeed loo baahan yahay in aqoonta iyo
Sidee Awaamiirta Alshabaab Uga Hirgalaan Muqdisho
Muqdisho(ANN)-warbaahinta Magaalada Muqdisho qaarkood, ayaa maalmihii u danbeeyay soo tebiyay in xarakada Al Shabaab ay joojiyen dayactirka garoonka Stadium Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Warbaahinta maxaliga ayaa ku soo warramay in Al Shabaab ay ku amartay shaqaalihii ka shaqeynayay in aannay
Somaliland: Madaxweynaha Oo Wasaaradda Hawlaha Guud Ku Amray In Loo Qoondeeyo Dhulka Danta Guud Ciidanka Iyo Shaqaalaha Dawladda
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay inuu ka digayo dibin-daabyo kasta oo ciidanka qaraka ka dhan ah, islamarkaana aanay cidina jebin Karin shuruucda iyo xeerarka gaarka u ah ciidamada, isagoo sidoo kale , wuxuu carabka ku adkeeyay
Sirdoonka Maraykanka oo La Baxday Basaas U Joogay Aqalka Ruushka Looga Taliyo
Washington(ANN)-Hay’adda sirdoonka u qaabbilsan Mareykanka ee CIA-da, ayaa la baxday basaas sare oo awood u lahaa inuu wax badan ka ogaado aqalka Kremlin-ka ee Ruushka looga taliyo. Sasrkaalkaa oo kaalin weyn ka ciyaaray qiimeyntii lagu sameeyey in madaxweynaha Ruushka Vladimir