Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: September 2019

Total 101 Posts

Madaxweyne Biixi Oo Billado iyo shahaada-sharafyo Guddoonsiiyay Saraakiil Ciidamada Qaranka

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta billado iyo shahaado-sharafeeddo guddoonsiiyey Afar sarkaal oo katirsan ciidamada qaranka, kuwaas oo kasoo qalin-jebiyey kulliyadda ciidamada oo ku yaalla dalka Itoobiya, islamarkaana derejooyin aad u sarreeya ku qalinjebiyey. Munaasibad uu madaxweynuhu

Somaliland Iyo Britain Oo Kala Saxeexday Heshiisyo Mashaariic Horrumarineed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiirka Ingiriiska U Qaabilsan Dalalka Somaliland Iyo Soomaaliya Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland iyo Dawladda Britain, ayaa kala saxeexday heshiisyo mashaariic ay dawladda Britain hore uga waday Somaliland iyo kuwo hada la bilaabayo. Sidanaa waxa lagu

Southern Yemenis hold pro-UAE rally in London

London(ANN)-Members of the southern Yemeni diaspora joined together in solidarity with the UAE government over the weekend in London, thanking it for its support for the separatist secessionist movement. Several hundred people gathered outside the UAE embassy in London on

Puntland Military Offensive Continues in Eastern Sanaag Somaliland region

Somaliland Vows Fitting Response Hingalool town- Sanaag (ANN)- Major General Yassin Omar Dheere, the Chief Commander of the Puntland Dervishes (army) is into his third day of tours in Eastern Sanaag, Somaliland, areas. He reached Hingalool town, only a stone’s

Garnaqsigii Guddoomiyaha Telesom Ee Baahida Somaliland U Qabto Viber Optic Baddeeda Laga Soo Dejiyo

Goddoomiye Cabdikariim Maxamed Iid Oo Si Weyn Loogu Guuxay Khudbada uu ka jeediyay Shirka Tignoolajiga Hargeysa(ANN)-Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee Telesom oo ah shirkadda ugu weyn dalka, isla markaana ugu guunsan ayaa ku soo bandhigtay Shirweynaha Tignoolojiyada (Somaliland ICT Conference

Somaliland: Warbixin ka Hadlaysa Tacaddiyada ka Dhanka ah Goobaha Shaqada iyo Waxbarashadda

DULMANAHA AAN CADDAALADDA HELIN: Tacaddiyada ka dhanka ah Haweenka Somaliland “Tacaddiyo badan ayaa ka dhaca Goobaha Waxbarashada, Shaqada iyo Malcaamadaha, kuwaas oo aan lala xisaabtamin cidda geysata” KU SAABSAN KOOXDA Gender Based Violence (GBV) Kooxda ka warramidda tacaddiyada ka dhanka ah

Goddoomiyaha Shirkadda Ugu Weyn Isgaadhsiinta Ee Telesom Oo Sheegay In Horrumarka Iyo Dhaqaalaha Dalka Aan Looga Maarmayn In La Helo Viber Optic-ga

Goddoomiye Cabdikariim Maxamed Iid Oo Si Weyn Loogu Guuxay Khudbada uu ka jeediyay Shirka Tignoolajiga Hargeysa(ANN)-Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee Telesom  oo ah shirkadda ugu weyn dalka, isla markaana ugu guunsan ayaa ku soo bandhigtay Shirweynaha Tignoolojiyada (Somaliland ICT Conference

US lawmakers escalate Trump impeachment probe

Washington(ANN)-The House Judiciary Committee is escalating its impeachment investigation into President Donald Trump, preparing a vote as soon as next Wednesday to establish procedures for hearings the panel hopes to hold this fall. The details are still being negotiated, but

Shirkadda SOMCABLE Oo Shirka Tignoolajiyada Kusoo Bandhigtay Adeegyada Ay Qabato Ee Internetka

Hargeysa(ANN)– Shirkadda Isgaadhsiinta Internet-ka Viber Optic-ga ee Somcable, oo ka qaybgashay Shirweynaha Tignoolojiyada (Somaliland ICT Conference 2019), oo saaka ka furmay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa, yaa  kusoo bandhigtay adeegyada ay qabato, isla markaana ugu bushaaraysay bulshadda inay tayaynta adeega

Shirkadda Sahal Tech Oo Soo Bandhigtay Adeegyada Ay Qabato

Hargeysa(ANN)– Shirkadda Sahal Tech Tignoolaji  oo ka qaybgashay shirkaddaha dhanka Adeegyada Tignoolajiga ee Somaliland,  ayaa  Shirweynaha Tignoolojiyada (Somaliland ICT Conference 2019), oo saaka ka furmay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa kusoo bandhigtay adeegyada ay qabato. Guddoomiyaha Shirkadda Sahal Tech Tignoolaji,