Month: December 2019
Dallada SONSAF Oo Qabatay Kulan Lagaga Dooday Deynta Laga Dhaafayo Dawladda Federaalka Ee Soomaaliya Iyo Doorka Somaliland
Wasiiradda Warfaafinta Iyo Maaliyadda Oo Mawqifyo Kala Duwan Ka Dhiibtay Dooda Qoshaha Somaliland Uga Yaal Deynta Soomaaliya laga Cafinayo Hargeysa(ANN)-Kulan dood ah oo lagaga hadlayay deynta beesha Caalamku ka cafisay ee laga saamaxay Dawladda Federaalka ee Soomaaliya iyo doorka ay
Somaliland: President Bihi to Address the Horasis Global Meeting In Portugal
Confirmed speakers at the March conference, in addition to prominent Spanish entrepreneurs and politicians, include: Muse Abdi Bihi, President, Somaliland Cascais, Portugal(ANN)-The Rebuplic of Somaliland President, Muse Bihi Abdi to Address the Horasis Global Meeting In Portugal. He will be
2020 candidate Gabbard says impeachment will only ’embolden’ Trump, up reelection chances
Washington(ANN)-US Democratic presidential candidate Tulsi Gabbard has defended her controversial decision to vote “present” during last week’s formal impeachment vote of President Donald Trump, saying she feared it would only “embolden” the president and increase his chances for re-election. “I
Hoggaamiyayaasha Xisbiyada Mucaaradka Somaliland Oo Ka Hadlay Qaraxii Muqdisho
Hargeysa(ANN)- Hoggaamiyayaasha Labada Xisbi Mucaarad ee Somaliland, ayaa si weyn u canbaareeyay Weerrarkii arxan-darrada ahaa oo Shalay ka dhacay galbeedka Magaalada Muqdisho ee isgoyska Ex-Cantrol Af-gooye, kaas oo sababay dhimashada ku dhowaad boqol qof iyo dhaawaca in ka badab boqol
Maayarkii Raadadka Dhaxalka Taariikhda Halganka Uga Tegey Somaliland Cawl Cilmi Cabdalle Oo Lagu Aasay Hargeysa
Hargeysa(ANN)-Mayaarkii horre ee Hargeysa, Marxuum Cawl Cilmi Cabdalla oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa, ayaa maanta lagu aasay xabaalaha Bariga Magaalada Hargeysa ee Halleeya.Alle naxariistii janno ka waraabiye, aaska Marxuumka,waxa ka qaybgalay Masuuliyiin ka tirsan golayaasha xukuumadda, madaxda saddexda Xisbi iyo
Diyaarad Millateri Oo Turkigu Leeyahay Oo Maydad Iyo Dhaawac Ka Qaaday Muqdisho
Muqdisho(ANN)- Garoonka magaalada Muqdisho, waxa maanta soo caga-dhigatay Diyaarad millatari oo ay leedahay dowladda Turkigmay a, waxaana lagu daabulay dadkii ku dhaawacmay qaraxii shalay ka dhacay Isgoyska Ex-Control Afgooye ee galbeedka magaalada Muqdisho. Diyaaradda, ayaa halkaa ka qaadday 16 qof
Turkey’s Cavusoglu warns of Syria-like crisis in Libya
Ankara(ANN)-Turkey’s Foreign Minister Mevlut Cavusoglu warned Saturday against attempts to create a situation in Libya similar to that in civil war-torn Syria, Anadolu reports. “They want to turn [the situation in] Libya to [the one in] Syria. If today Libya
Dalalka Iran Iyo Turhkiga Oo Kala Saxeexday Heshiis Iskaashi Dhanka Diinta Ah
Hoggaamiyayaasha Iran Iyo Turkiga Ayaa Horre Ugu Baaqay Shirkii Malaysia In Dalalku Islaamu Joojiyaan Ku Tiirsanaanta Lacagta Mataykanka Ee Dollarka Ankara (ANN) -Dalalka Iran iyo Turkiga oo ka mid ah dalalka tirada yar ee sida weyn uga dhex muuqda loolanka
“Diinta Islaamku Way Mamnuucday Dabaaldega Sannadka Cusub Ee Gaalada” Sh. Dirir
Hargeysa(ANN)-Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa shaaca ka qaaday in Culimada Islaamku isku waafaqsan yihiin inay xaaraan tahay isu-ekeysiinta nimanka gaalada iyo in ciidahooda la xaadiro oo la xuso, ama la dabaaldego. Sheekh Maxamed oo khudbadii Jimcaha kaga hadlay ciidaha
#Somalia: Explosion hits Mogadisho capital, killing at least 76
Mogadishu, Somalia(ANN)-A huge explosion in Mogadishu early this morning killed more than 76 people and caused a significant number of casualties to an unknown extent. as well as more deaths 100 people. after A massive car bomb explosion has hit