Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: January 2020

Total 133 Posts

Somaliland: Ku-Xigeenka Ergeyga Khaaska Ah Ee Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Iyo Ujeedada Booqashadiisa Saddexda Maalmood Ee Hargeysa

Hargeysa (ANN)–Ku-xigeenka Ergayga khaaska ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaalida Adam Abdelmoula, ayaa booqasho ku yimi Somaliland, isla markaana kulamo la yeeshay Masuuliyiinta Xukuumadda Somaliland. Qoraal saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Hargeysa oo

African-born startup launches education platform that encourages entrepreneurship

PRESS RELEASE The multifunctional online subscription site offers tried-and-tested creative crafting lesson plans, teaching resources and business acumen CAPE TOWN, South Africa, (ANN)– A Cape Town based startup, www.CreativeCraftingClub.com bridges the gap between entrepreneurship for stay-at-home parents and education for

Is Mohammad Bin Salman a Zionist?

Motasem A Dalloul @abujomaaGaza Last week, a prominent Saudi Sheikh, Mohammed Al-Issa, visited the Auschwitz concentration camp in Poland to commemorate the 75th anniversary of its liberation, which signalled the end of the Nazi Holocaust. Although dozens of Muslim scholars

Wasiir Hinda Gaani Oo Ka Jawaabtay Baaqa Ra’iisal Wasaare Khayre Ugu Gacan Haadiyay Dhalinyarada Somaliland

Hargeysa(ANN)-Wasiirka Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha bulshada iyo Qoyska Somaliland, Marwo Hinda Xirsi Gaani, ayaa jawaab ka bixisay dhawaaq kasoo yeedhay Ra’iisal Wasaaraha Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Khayre oo sheegay inay dhalinyarada Somaliland ku dareen qorshe dhaqaale oo maal-gelin ah.

Aaska Marxuum Axmedyaasiin Abusite Oo Kasoo jeeday Qoys Laga Ixtiraamo Geyiga Soomaalida

Araweelo News Network. Madaxweyne Biixi, Madaxda Xisbiyada Iyo Boqolaal Qof Oo Ka Qayb-galay Aaska Marxuum Axmed-yaasiin Abu-site Oo Kasoo jeeday Qoys Laga Ixtiraamo Geyiga Soomalida Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka qayb-galay Aas ballaadhan oo loo

Masaajidka Dhexdiisa – Qiso Dhab Ah

W/Q: Eng.Yuusuf Muuse C.laahi (Eng.Amuur) Waa goor hore oo subaxnimo ah, dadka  badankoodu way hurdaan qaarkoodna waxa ay macaan sanayaan hurdada oo waxa ay isku sii nabayaan halkii ay seexdeen, jawigu waa mid aad u degan, sanqadh, dhaxan iyo wax

Daraasad Xaqiijisay In Dadka Guursadaa Ka Badbaadaan Cudurrada Kansarka iyo Wadna-xannuunka

Khubaro caafimaad oo dhawaan sammeeyey cilmi-baadhis qoto-dheer, ayaa sheegay in dadka xaaska leh amma qofka guursada uu ka badbaado inay asiibaan, ama ay ku dhacaan xannuunnada Kansarka iyo wadna-xannuunka, haddii Ilaahay (SWT) sidaa qaddaro. Baadhitaan caafimaad oo ay ku sameeyeen

Cusbitaalka Haldoor Oo Keenay Dhakhaatiir Caalami Ah Oo Fuliyay Qaliinadii Ugu Cuslaa Ee Maskaxda

Haldoor Hospital, wuxuu fariin Bushaaro ah u diray Geyiga Soomaalida iyo Dadyowga Geeska Afrika Hargeysa(ANN)-Cusbitaalka Caalamiga ah ee Haldoor Hospital, ayaa ku guulaystay sagaal qof oo qalliino culus loogu sameeyay Maskamadda iyo Xangullaha, kuwaas oo ay fuliyeen dhakhaatiir Caalami ah

World Court Rules Against Myanmar on Rohingya

International Court of Justice Unanimously Orders Measures to Prevent Genocide Brussels(ANN) – The International Court of Justice (ICJ) order on January 23, 2020, directing Myanmar to prevent all genocidal acts against Rohingya Muslims is crucial for protecting the remaining Rohingya

“Qof weyn oo caafimaad iyo miyirkiisa qaba, ha iska jiifo oo ha cuno, dadkana ha baryo waa ceeb,”

W/Q Mustafe Adam “Qof weyn oo caafimaad iyo miyirkiisa qaba, ha iska jiifo oo ha cuno, dadkana ha baryo waa ceeb,” ayuu yidhi Jimaale oo ah wiil aqoonyahan ah oo ku shaqaysta gaadiidka yaryar ee Vitz-ta loo yaqaan. Jimcaale waxa