Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: January 2020

Total 133 Posts

Somalia: Car bomb attack wounds Turkish contractors

Mogadishu (ANN)-Somali insurgents linked to al Qaeda claimed responsibility for a car bombing on Saturday that wounded at least 15 people in Afgoye, northwest of the capital Mogadishu. Police said the injured included Turkish contractors as well as Somali nationals.

47 countries witness surge in civil unrest – trend to continue in 2020

Political Risk Outlook 2020 By Miha Hribernik Head of Asia Research west of England (ANN)-The dramatic surge in protests in 2019 has swept up a quarter of countries in its tide and sent unprepared governments across all continents reeling. According

Napoleon-kii Aasaasay Boqortooyada Sucuudiga

Nonmember 9 1953 waxa geeriyooday Boqor Cabdicasiis Aal Sucuud, oo ahaa aasaasihii dawladda Sucuudiga oo uu dhismaheeda bilaabay 1902 ilaa kama dambaystii uu ku dhawaaqay dhismaha boqortooyada Sucuudi Carabiya 1932. Cabdicasiis Aal Sucuud wuxu Jeeniweri 1876 ku dhashay magaalada Riyaad

Gabay: Dhifalloobman Kuuguma Hirgalo Dhaanto iyo Boobe

Gabay: Dhifalloobman Kuuguma Hirgalo Dhaanto iyo Boobe Marka uu dhaqaaluhu kobcaa qaranku dhaataaye Abwaan Maxamed Liibaan Ismaaciil Waxa aannu halkan idiinku soo gudbinaynaa gabay uu tiriyey Abwaan Maxamed Liibaan Ismaaciil oo uu fariin iyo dardaaran ugu jeedinayo qaybaha kala duwan

Wasiirka Wasaaradda Macdanta Oo Amaanay Shaqaalihiisa Kadibna Koox Guddoonsiiyay Abaalmarinno

Hargeysa(ANN)- Wasiirka Wasaaradda Tamarta Iyo Macdanta Somaliland, Jaamac Maxamuud Cigaal ayaa gudoonsiiyay shahaadooyin iyo Abaalmarinno lacag ah, shaqaalaha wasaarada qaarkood, kuwaas oo uu u arkay inay ugu waxqabad wanaagsanaayeen sannadkii dhamaaday ee 2019. Munaasibad maanta lagu qabtay xarunta Wasaarada Tamarta,

Saudi King orders release of sheikh of Otaibah tribe

Riyadh(ANN)-Saudi King Salman Bin Abdulaziz has issued an order to release the sheikh of the Otaibah tribe, Faisal Bin Sultan Bin Humaid, who has been detained for months. Mohammad Bin Sultan, brother of Sheikh Faisal, announced on Twitter that Saudi

Solemn tones in US Congress as Donald Trump goes on trial

News York(ANN)- It was a historic day in Washington on Thursday as the 100 members of the US Senate were sworn in for the impeachment trial of President Donald Trump. Shortly after midday, the seven impeachment managers appointed by House

Sh Dirir Oo Ku Baaqay In Awoodda Loo Isticmaalayo Argagaxisada Loo Adeegsado Sixiroolayaasha

“Ummadaha marka la qabsanayo dalalkooda iyo duunyadooda Caqliga ayaa lagaga soo duulaa ” Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir Hargeysa(ANN)-Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir aansaoo ka mid ah Culimada ugu caansan geyiga Somaliland, ayaa uga digay bulshada sixiroolayaasha, wuxuna soona jeediyey

Djibouti Oo Daa-dafaysay Go’aanka Maxkamadda London Ee Shirkadda DP World Ku Sheegatay Guusha

“Dawladda Djibouti wax heshiis ah lama gelin Shirkadda DP World ” Maamulaha Guud ee Dekeddaha dalka Djibouti Abubakar Cumar Xaddi. Djibouti (ANN)-Dawladda Djibouti, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay qoraal kasoo baxay shirkadda laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta ee DP-World

Hundreds dead in Yemen as swine flu spreads

Sana’a(ANN)-According to the Health Ministry of the Houthi-aligned National Salvation Government based in Sanaa, an outbreak of swine flu has claimed more than 270 lives within the space of three months. The Health Ministry is reportedly introducing measures to counter