Month: April 2020
Adigaaba Quud Doonaye Quusay Faransiise…!
Adigaaba Quud Doonaye Quusay Faransiise…! W/Q. Samia Muse Waaga iyo waayaha warreegaa xilliba xaaja walaacda ee dadna wuu dhimanayaa, dadna waxybay weli aduunka ka raadinayaan..! Dawladihii waa weynaa ayaa quustay o la tacaalaya caabuqii iyo saamayntii uu ku yeeshay noloshooda,
#Somaliland Government said Plans $ 3 million Fighting for against COVID-19
Hargeisa(ANN)-The Somaliland government says it has set aside $ 3 million for the prevention of the fight against COVID-19. On the other hand, the Somaliland government has called on Somaliland businessmen and international donors to play their part and pledge
Xukuumadda Somaliland Oo Ka Digtay In Mashruuc Soomaaliya Ku Taageeray Qoysaska Danyarta Laga Fuliyo Dhulkeeda
“Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay ku war-galinaysaa Qaramada Midoobay, Midowga Afrika iyo,,,” Hargeysa(ANN)- Xukuumadda Somaliland, ayaa uga digtay dawladda Federaalka ee Soomaaliya inay dalkeeda ka fuliso mashruuca lagu taageerayo qoysaska danyarta ee saboolka ah, kaas oo loo bixiyay mashruuca Baxnaano.
Taariikh Nolloleedkii Marxuun Dr.Cabdi Ismaaciil Xuseen
Allaah ha u naxariistee marxuum Dr. Cabdi Ismaaciil Xuseen oo ahaa aqoonyahan bartay cilmiga caafimaadka dadka iyo habka maareynta ayaa Salaasadii taariikhdu ahayd 21/4/2020 ku geeriyooday Hargeysa, waxaana Arbacadii 21 April, 2020, lagu aasay xabaalaha ku yaala waqooyiga Caasimadda Hargeysa.
Coronavirus: The Untold Story of America’s Biggest Outbreak
New York(ANN)-Coronavirus infections worldwide have had a devastating impact on the United States, as it has killed thousands of lives, with the number of deaths increasing over time. Unemployment has also greatly affected millions of Americans, after closing doors for
#COVID-19, Largest Number of People in Somalia One Day Test Positive of Coronavirus
Mogadishu (ANN)-Somalia Largest Number of People in One day Test Positive for Coronavirus (COVID-19). The Federal Government confirmed In Somalia, 73 people tested positive of COVID-19, according to a Health Minister, HE Fowsia Abikar Nur statement of Monday. The number
Ilaalada Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Axmed Karaash Oo Lagu Rasaaseeyay Badhtamaha Garoowe
Garoowe(ANN)-Ciidanka Ilaalada khaaska ah ee Madaxweyne ku xigeenka Maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland, Axmed Karaash, ayaa lagu weerraray tacshiirado rasaas ah, kuwaas oo ay iksu dhaceen Ciidanka loo xilsaaray bandawda lagu soo rogay Magaalada. Wararka qaar, ayaa sheegaya in ugu
Madaxweyne Trump Oo Sheegay In Dalkiisu Qoomamaynayo Xulufada Khaliijka
Warbixin: By. Carraale M Jaamac Freelance Journalist and Human Rights Activist. “waxaan xulufo la noqonay nadiifiyayaal, waa nacasnimo, Doqmo ayaan nahay” Trump Wahington(ANN)-Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, ayaa qiray in xulufaysiga dalkiisu la galay dalalka Khaliijka ee Bariga Dhexe ay u
#Africa: Apple Services Now Available in More Countries Around the World
PRESS RELEASE Apple Services Now Available in More Countries Around the World The App Store®, Apple Arcade™, Apple Music®, Apple Podcasts® and iCloud® are now available in 20 more countries, and Apple Music is available in 52 additional countries CUPERTINO,
Dublamaasi Aadan Muuse Jibriil Muxuu Ka Yidhi Wada Hadalada Somaliland Iyo Soomaaliya Iyo Siyaasada Ethiopia?
Hargeysa(ANN)Aadan Muuse Jibriil oo ah Dublamaasi aqoon dheer u leh arrimaha mandaqada, isla markaana ah qoraa, ayaa ka hadlay arrinta wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya. Sidoo kale, wuxuu ka hadlay dhaq-dhaqaaqa siyaasadeed ee muddooyinkan dambe kasoo cusboonaaday mandaqada, kuwaas oo