Month: September 2020
Somaliland Oo Ka Hadashay Qorshaha Doorashooyinka Dawladda Federaalka Ee Soomaaliya
Araweelo News Network WAR-SAXAAFADEED Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka hadashay qorshaha dawladda Federaalka ee Soomaaliya ugu qoondaysay in doorashada xildhibaanada iyo golaha sare ay ku jiraan xubno Somaliland metelaya. War-saxaafadeed kasoo baxay maanta Xafiiska Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland oo nuqul
Hay’ad Dareenkayga Soo Jiidatay Toddobaadkii U Danbeeyay
Araweelo News Network Usbuuc gudihii, waxaa dareenkayga soo jiitay mashaariic kala duwan oo hay’adda Save The Children ka fulisay dhowr gobol oo dalka ka tirsan, una holladay inaan sadarro ka qoro waxay ku saabsanaayeen. Waxay ahayd 15kii September, markii
Camels Have Anti Bodies That Can Block Covid-19: Claims by Swedish Scientists
Araweelo News Network Stockholm (ANN)-Swedish scientists have made an announcement that camels and other animals in the same family have antibodies that can block covid-19 virus. Working round the clock to unblock the matrix on coronavirus scientists at
Dumarku Xilliga Da’ada ay ku dhalmo daayaan mala kordhin karaa?
Araweelo News Network Daraasad Rajo u muujisay Haweenka Warbixin cusub oo ay qayb ka yihiin Dagan Wells, oo ah Barre Jaamacaddood oo ka tirsan kulliyadda arrimaha taranka ee jaamacadda Oxford ee Britan iyo xeel-dheerayaal kale oo ku takhasusay arrimaha dhalmada
Qosolkii Qanyare Afrax, Qammuunyadii Siyaad Barre Iyo Qoommamadii Xaashi Weheliye
Araweelo News Network Qosolkii Qanyare Afrax, Qammuunyadii Siyaad Barre Iyo Qoommamadii Xaashi Weheliye. Sannadku markuu ahaa 1988, ayaa sida caadada ahayd goor habeenimo ah ku dhowaad xilli Waaberi ah, ayaa Siyaad Barre loo keenay cajalad xasaasi ah oo
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Ee La Magcaabay Waa Kuma?
Araweelo News Network Muqdisho(ANN)-Madaxweynaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa ra’iisal wasaare u magacaabay Maxamed Xuseen Rooble. Ra’iisal wasaaraha cusub Maxamed, oo 57 sano jir ah, wuxuu Farmaajo sheegay inuu ku soo xushay “Aqoonta, waayo aragnimada iyo
Federal Somalia Members Encroach Again on Somaliland Sovereignty, Integrity
Araweelo News Network Mogadishu At the conclusion of a 4-day meeting between federal Somalia President, Mohamed Abdullahi Farmajo, and his regional states’ Presidents, the conferees decided on issues critical to the integrity, sovereignty and history of Somaliland. Decision No 7
Following the money: The use of the hawala remittance system in the Yemen–Somalia arms trade
Araweelo News Network FOLLOWING THE MONEY The ubiquity of small arms and light weapons (SALW) in Yemen, as well as centuries-old cultural and commercial ties with Somalia, has made Yemen the primary source for illicit arms among Somali importers.
Somalia: Dawladda Federaalka Iyo Maamul Goboleedyada Oo Bayaan Kasoo Saaray Doorashada Iyo Qorshahooda Somaliland
Araweelo News Network Muqdisho(ANN)- Madaxda Dawladda Federaalka ee Soomaaliya oo maalimihii u danbeeyay shirar uga socdeen Magaalada Muqdisho, iyadoo ay kulankaa ka qaybgaleen Madaxda Maamul goboleedya Soomaaliya. Waxaana shirkaa oo soo dhamamaday maanta laga soo saaray go’aan lagu shaxeeyay
SOMALILAND MUST SUSPEND ALL TALKS WITH SOMALIA
Somaliland #Government should suspend all talks with #Federal Somalia as long as Somalia claims that members hailing from Somaliland in its parliament, government and judiciary represent Somaliland Republic. This implies that Somaliland Republic doesn’t exist and it is still part