Month: October 2020
Dhibaatada Gobollada Togdheer, Sanaag Iyo Sool Maxaa Sabab U Ah
By. M. A. Farah (Brother Jaafaa) Muxuu wadnuhu ila dakaamayaa, Maxaan la hiin raagayaa, Maxey xubnuhu ila wada xanuunayaan, Aqoon la’aan, Talo la’aan, Ilbaxnimo la’aan Siyaasad la’aan iyo Kalsooni la’aan, ayaa dib u dhigtay Goballada Togdheer, Sanaag iyo Sool, Waxa
Djibouti Oo Xidhay Xadka Ay Somaliland La Wadaagto
Araweelo News Network Djibouti(ANN)-Xukuumadda Dalka Djibouti ayaa xidhay xadka ay la wadaagto jamhuuriyadda Somaliland muddo cayiman, sida lagu shaaciyay amar kasoo baxay maanta Xukuumadda Dalkaa. Amarka Digreetada ah ee xukuumadda Djibouti, ayaa kasoo baxay Madaxtooyadda, kaasoo uu ku xaeexanyahay
Greek Lemon Potatoes Have a Secret Ingredient
Araweelo News Network These Greek Lemon Potatoes Have a Secret Ingredient (It Makes Them Truly Life-Changing) By. Ivy Manning, Kitchn When I went to dinner parties (back when those were a thing), I was always hesitant to ask for the
Imprisoning Children Before A Court Decides They Are Guilty
Araweelo News Network Press Release: Embargoed, 20 October 2020 “There was nothing to do in the police station. We would just stay in the cell all day long. I told the other inmates that I wanted to be a
Liiska Rasmiga Ah Ee Ra’iisal Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaliya Ku Magcaabay Gollihiisa Wasiirada
Araweelo News Network #Villa Somalia, Liiska Rasmiga Ah Ee Ra’iisal Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaliya Ku Magcaabay Gollihiisa Wasiirada Muqdisho)(NN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, si waafaqsan qodobbada 97-aad iyo 100-aad ee
Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Oo Ka Hadlay Safarka Madaxweyne Biixi Iyo Ujeeddooyinka Ku Qarsoon
Araweelo News Network “Ma Jiro Mashruuc keliya oo xukuumadda KULMIYE, dalka ka fulisay mudadaa saddexda sanandood ku dhow, marka laga reebo hal mashruuc oo isagana,….” Xirsi Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa dhaliilay safarka Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi
Faransiiska Oo Lagu Qabtay Xuska Askarta Kasoo Jeeda Somaliland Ee Ka Qaybgalay Dagaalkii Labaad Ee Aduunka
Araweelo News Network Paris(ANN)-Magaalada Caasimada ah ee Dalka Faransiiska, ayaa lagu qabtay xuska ku dhowaad 1700 (kun iyo toddoba boqol) oo askar ka qaybgalay dagaalkii labaad ee aduunka, kuwaas oo asal ahaan intooda badan kasoo jeeday Somaliland, marka laga
Daraasad Ay Soo Saartay Jaamacadda California Oo Bulshada Soomaalida Ku Dartay Qowmiyaddaha Caddaanka Ah Iyo Dooddaha Ka Dhashay
Araweelo News Network Waxay noqotay mawduuc la yaab ah, kaddib markii maalmihii ugu danbeeyay lagu shaaciyay Barahada, isla markaana si weyn loogu hadal hayay warbixin kasoo baxday Jaamacadda California ee dalka Maraykanka – oo ka mid ah xarumaha waxbarasho
Ahmiyada Safarka Madaxweynaha Ee Gobollada Bariga Iyo Fursada Bulshada Deegaamadaa
Safarka Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi ugu baxay qaar ka mid ah gobollada bariga waxan u arkaa muhiim. Marka hore waxan ku boorinayaa dadwaynaha in si wayn oo milge iyo maamuus leh Odayga qaranka loo soo dhaweeyo. Dhinaca kalena waxay
Qaabkii Loo Qaabilay Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefdigiisa Magaalada Burco
Araweelo News Network Burco(ANN)-Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi Iyo wefdigiisa, ayaa saaka Xilli hore gaadhay Magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer. Dadweynaha Magaalada Burco, ayaa Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii si weyn usoo dhoweeyay waxayna iyagoo ruxaya