Araweelo News Network

 

Paris(ANN)-Magaalada Caasimada ah ee Dalka Faransiiska, ayaa lagu qabtay xuska ku dhowaad 1700 (kun iyo toddoba boqol) oo askar ka qaybgalay dagaalkii labaad ee aduunka, kuwaas oo asal ahaan intooda badan kasoo jeeday Somaliland, marka laga reebo tiro yar oo isugu jiray Carab, Ethiopian iyo Djiboutian.

 

Maxamed Cabdi Aadan oo  ka mid ahaa dadkii sameeyay munaasibida xuskaa, isla markaana ka tirsan Ururka (Somali Patriotic Association Franceis), ayaa ka waramay sida xuskaa u sameeyeen iyo ujeedada ay ka leeyihiin.

 

Halkan ka Daawo Waraysigaa