Month: November 2023
#Qaza: Ciidamada #Israel Oo Guddaha U Galay Xaalladda #Argagaxa Ah Iyo Duqaymaha Hubka #Casriga Ah Ee Burburiyay Gebi Ahaanba #Cusbitaalada
Israel Oo Ka Dhabaysay Innay Qaza U Adeegsanay Gantaalo 70 Baac Dhulka Hoos U Gelaya #Araweelo_News_Network. Qaza(ANN)-Ciidamada Israa’iil ayaa kordhiyay howlgallada ay ka wadaan waqooyiga Qaza, iyagoo duqeymo dhanka cirka, dhulka iyo Badda ah ku garaacaya, kuwaas oo aan loo
Dalal Baddan Oo Safiiradooda Israel U Yeedhay Iyo Kuwo Cilaaqaadka Diblamaasiyada U Jaray
#Jordan #Bolivia #Colombia #Chile Oo Ciqaab Uga Dhigaya Israel Innay Xidhiidhka U Jaraan #Araweelo_News_Network. Amman (ANN)- Dalka Boqortooyadda Urdun nee Jordan, ayaa u yeedhay Safiirkooda dalka Isarel, taas oo qayb ka ah cadhada ay qaaday duqaymaha iyo xasuuqa shacabka
#Maraykanka Oo Ka Badheedhay in Aannay #Canbaaraynayn Marnaba Duqaymaha Iyo Xasuuqa #Israel Ee Xeryaha Qaxoptiga #Qaza
#Araweelo_News_Network. Washington (ANN)- Maraykanka ayaa ka hadlay dhaleecaynta sida weyn isu soo taraysa iyo cadhada ka taagan dunida ee ku waajahan Xasuuqa iyo go’adoominta bahanimada ah ee Israel iyo xullufaddiisu ka wadaan Qaza. Waaxda arrimaha dibadda ee Maraykanka ,
#Israel Oo Beegsanay Xeryaha Qaxootiga Ee #Qaza Iyo Duqaymaha Gilgilay Ee Khasaaraha #Geystay
#Araweelo_News_Network. Qaza(ANN)-Weerarkii cirka ee Israa’iil ee Arbacadii ku gilgilay xerada qaxootiga Qaza ee Jabalya ayaa muujiyay sida aannay Israel ugu meel deyayn weerarrada cirka iyo gantaallaha ku hoobanaya shacabka Falastiin ee Qaza oo ah meel gebi ahaanba go’doonsan Afar