Xaalada Bioorama iyoTaliska Guud Ee Ciidanka Oo Ka Hadlay
Araweelo News Network Associated Online Agencies Hargeysa (ANN)- Taliska Guud ee Ciidanka Somaliland ayaa ka hadlay xaaladda Magaalada Boorama oo kusoo laabanay deganaansho kadib rabshadii khasaaraha sababay ee maalmihi u danbeeyay ka socday. Written by Arraale M.
Saddex-xagalkii isku sidkanaa fursad ilduuf ah ayuu helay
XOG GUUD Araweelo News Network Associated Online Agencies Saddex-xagalkii isku sidkanaa fursad weyn baa u dagatay oo ilduuf gudaha ah ka yimi. Waa isfahan la’aanta hoggaanka Awdal iyo xukuumadda oo isku wax doonayay haddana si aan la qeexi karin
Ka baxsan mayno in aynu kolba waajahno Goboll
Araweelo News Network Associated Online Agencies Ka baxsan mayno in aynu kolba waajahno Gobol uu maamulkii ka jiray ay taladu farahooda ka baxday, oo ay u gacan gashay oday-dhaqameed ama qaar kale oo ka mid ah kuwii ay
The contradictory decisions of the Somaliland government have embarrassed the Minister of Information
Somaliland: The Presentation of ceremony traditional code Issa and the Emerging Situations Araweelo News Network Associated Online Agencies Hargeisa (ANN)- The cultural event that was supposed to present the rules of the Community of Issa, which was recognized by UNESCO.
Madaxweyne Ku Xiogeenka Somaliland Saaxadda Siyaasadda Kusoo Laabtay
Araweelo News Network Associated Online Agencies Hargeysa (ANN)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Maxamed Aw Cali Cabdi, ayaa si adag uga hadlay xaaladda Boorama, iyadoo dad baddan oo bulshada Somaliland ah is weydiinayeen tan iyo rabshaduhu ka bilaabmeen iyo mudooyinkii u
Somaliland: Madaxweynaha Oo Ka Hadlay Mawqifka Rasmiga Ah Ee Mashaqada Boorama Iyo Bandhiga Xeerka
Araweelo News Network Associated Online Agencies Hargeysa (ANN)- Madaxweyneha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ayaa hada ka hadlay rabshadaha ka socda Boorama ee gobolka Awdal kaddib markii uu uga sii sadaray amarkii xalay iyo Go’aanka hore ee xukuumadda. Xiisadda
Somaliland Madaxweynaha Oo Ka Hadlay Xaaladda Boorama Ee Khasaaraha
Araweelo News Network Associated Online Agencies Hargeysa (ANN)- Madaxweyneha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ayaa hada ka hadlay bulshada Boorama ee gobolka Awdal oo xiisad ka dhalatay go’aanka xukuumaddu soo saartayhabeen hore ee bandhiga Buugga Xeer Ciise oo
Xaaladda Boorama Dhacdooyinkii Iyo Dhawaaqyadii Ugu Danbeeyay
“Madaxweynaha Somaliland Waxaan Usoo Jeedinaynaa Saddex Tallo Oo Degdeg Ah” Guddoomiyaha KAAH Maxamuud Xaashi Araweelo News Network Associated Online Agencies Boorama (ANN)- Xaaladda Boorama ayaa weli sii socota waxaana muuqta in aan weli wax isbedel ah ka dhacin rabshadaha
Rabshadaha Ka Bilaabmay Boorama Oo sababay Khasaare Nafeed Iyo Dhismayaal La Gubay
Araweelo News Network Associated Online Agencies Boorama (ANN) Rabshadaha la kowsaday go”aanka xukuumadda Somaliland ku Fasaxday Buugga Xeer Ciise ayaa sababay xaalad nabadgelyadaro oo si weyn looga dareemaya caawa Magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal. Dadweyne gedoodsanoo la cadhooday



UNESCO’s Cultural Listing Weaponized by Clan Politics
Araweelo News Network Associated Online Agencies The recent involvement of UNESCO / UN in recognizing the Xeer Ciise (Isse clan tradition) has triggered deadly tensions in #Somalia/#Somaliland. In #Borama and #Zaila/#Saylac cities, more than 12 civilians were killed, and