#Araweelo_News_Network.

Hargyesa(ANN)-Sheekh Cabdullaahi Sheekh Cali Jawhar oo ka mid ah Culimada waaweyn ee Somaliland, isla markaana ah Sheekhal Beledka Magaalada Boorama, ayaa ka hadlay sida ay lagama maarmaanka u tahay in xal loo helo mushkilada Laascaanood.

Sheekh Jawhar oo ka hadlayay kulan ballaadhan oo lagaga hadlay sidii xal loogu heli lahaa xiisadda Laascaanood, wuxuu ka hadlay arrimo baddan, isagoo tilmaamay ahmiyada ay leedahay nabadu.

    

  Muuqaalkan ka Daawo

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

https://mursaljamasspace.quora.com/

YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews /

Araweelo News Network.

www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/ 

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

info@araweelonews.com