Category: Human Rights
Ehelada Qof Nolosha Lagu Gubay Xilligii Dadka lagu Xasuuqay Somaliland Oo Si Murugle Leh Uga Hadlay Dhacdadaa Kadib Khubaro Caalami Ah Oo Bilaabay Baadhitaanka Xabaalo Cusub
Hargeysa(ANN)Gudida Qaranka Baadhista Xasuuqii Dalka Jamhuuriyadda Somaliland ka dhacay intii u dhaxaysay sannadihii 1984 ilaa 1990, ayaa magaalada Gabilay ka bilaabay in dib loo qodo xabaalo-wadareedyo ay ku jiraan dad la xasuuqay xilligaas. Masuuliyiinta Guddida Xasuuqa oo ay wehelinayeen khubaro
Maxkamadda Sare ee Maraykanka Oo Gaashaanka Ku Dhifatay Ambiil La Doonayay In Lagu Hakiyo Dacwadaha Xasuuqii Somaliland Ee Hore Loogu Xukumay Jeneraal Cali Samatar
Washington (ANN|Reuters)Maxkamadda Sare ee dalka Mareykanka, ayaa diidday in la joojiyo kiiska dacwad ka dhan ah madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya, Jeneraal Maxamed Cali Samatar Isniintii xalay, taasoo ay u gudbiyeen dad u dhashay Somaliland oo sheegay inuu ka dambeeyey xad-gudubyo
US. Supreme Court Declines to Hear Ex-Somali Official’s Case
Washington(ANN/AP)The Supreme Court has rejected an appeal from a former top official in Somalia who was ordered to pay $21 million to Somali victims of human-rights abuses. The justices did not comment Monday in letting stand lower court rulings against
Garsoore Diiday Dhegaysiga Dacwad Lagu Oogay Haweenay Xijaaban
Quebec(ANN/CBC News)Haweenay Garsoore ka ah dalka Kanada ee waqooyiga Ameerika, ayaa diiday in ay dhegaysato dacwad ay damacsanayd in ay u gudbiso gabadh muslimad ah oo xidhan xijaab. Gabadhan Garsooraha ka ah Maxkamad ku taal magaalada Montreal ee dalka Canada,
Diyaaradaha Masar Oo Duqayn Kaga Jawaabay Gawracay 21 Kiristaanka Reer Masar ah
Tripoli (ANN)Diyaaradaha Masar, ayaa duqayn dhinaca Cirka ah kaga jawaabay kadib markii Kooxda la baxday dawladda Islaamiga ah ee dalalka Ciraaq iyo Suuriya (ISIS), gudaha waddanka Liibiya ku gawracay 21 qof oo ka mid ah dadka kiristaanka ah ee ku
Somaliland: Duruufaha Qadhaadh ee Haysta Dadka Qaba Xannuunka Dhimirku waa mid Argagax Ah!
Ambassador Kaysar Cabdillaahi Maxamed “Gaajadii darnayd ee haysay waxay ku kalliftay in uu waxar yar oo waddada maraysay uu ku soo boodo oo iyada oo nool uu dhawr wasladood oo hilib ah ka goosto” Inbaa Dooxyada dhex jiifta, Inbaa Derbiyada
Somaliland: Hawlgalada Iyo Xukunada Aan Waafaqsanayn Qaanuunka Oo Sababay In Booliska Oo Saldhiga Dhexdiisa Ku Garaacaan Carruur Cuntada Ka Soontay
Hargeysa (ANN) Booliska, ayaa garaacay Carruur cuntada ka soontay, kuwaas ka mid ah kooxaha kubbadda cagta magaaladda Hargeysa, balse lagu daray ee loo soo qabqabtay olalaha ammaan sugida boolisku ka wadaan caasimada Somaliland muddooyiinkii u danbeeyay, iyadoo boqolaal dhalinyaro ah
Al-shabaab oo Nolosha ku Gubtay Nin ka Ganacsan Jiray Dhuxusha
Hiiraan(ANN)Dagaalyahanno ka tirsan ururka Al-shabaab, ayaa la sheegay inay nolosha ku gubeen nin dhuxusha ka ganacsada degaanka Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ee dalka Soomaaliya. Ma jiro war rasmi ah oo ururka Al-shabaab ku sheegteen dilka ninka dhuxulaysatada ah, balse, maamulka
Garsoorihii Xayiraada Ka Qaaday Wargeyska Hubaal oo Faahfaahin ka bixiyey Sababaha Shaqada Looga Fadhiisiyey iyo Hannaanka Caddaallada ee maxmakaddaha Dalka
Hargeysa (ANN) Garsoore Xuseen Maxamed Jaamac Balal oo dhawaan Guddiga Caddaaladda Qaranku ka fadhiisisay shaqadii garsoorenimo kadib markii uu xayiraadda ka qaaday wargeyska Hubaal, ayaa sheegay in aan kiisaska xukuumaddu danaynayso ee kuwa saxaafaddu ku jiraan xukunkooda loo eegin caddaaladda.
Waa yaab: Goormaa Wadaadka laga Faquuqay Siyaasada?
Waxa Diyaariyey Cabdilahi Beershiya Qorayaal iyo siyaasiyiin tiro badan ayaad qoraaladooda amma hadaladooda ka dhadhasan kartaa iyaga oo duraya dadka wadaadada ah, una muujinaya niyad-xumo ka werwersan in wadaadadu ka qaybqaataan siyaasadda iyo hoggaaminta ummadda. Ma aha wax lala yaabo