Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Qalinleyda & Qoraaladda

Total 783 Posts

Macalin: Haddii Lagu Hagraday Waa In Aad Hadashaa

Wasaarada maaliyadu in muddo ah waxay la kulmaysay madaxda wasaaradaha, hay’adaha kale ee dawlada iyo talisyada ciidamada kala duwan si qolo kasta loo la eego miisaniyada ay wasaarada maaliyada u soo gudbiyeen si loo diyaariyo Miisaniyada qaranka ee 2016, in

Somaliland: Aqoonsi Iyo Inay Bulshadu Caddaalad Hesho Ma Waxa Hortaagan Guurtida, Wakiiladda, Xukuumadda Mise Shacabka.?

Maxamuud Cali Sh. Maxamed (Walaaleye) Qofwalba markuu xanuun dareemo waxuu xalkiisa u doontaa dhakhtarka ugu haboon, isla markaana u isticmaala daawada uu siiyo, sida loogu tilmaamay, haddaba, akhristow ma laga filan karaa bukaankii inuu sagsaago ama sifo ka duwan tilmaamahii

Somaliland: Waa Kuma Hoggaamiyaha Aynu U Baahanahay? W/Q. Maxamed Siddiiq

Somaliland waa qaran soo koraaya, una baahan kobcin, korin iyo toosin . Jeeroon laga jirin hadimada haadaan baynu ka dhacaynaa hadh cad, waxa loo baahan yahay in lagu sabaaleeyo wadajir, midnimo iyo daacadnimo dawladnimada iyo qaranimada. Qof iyo qofyaal cidkastoo

Maxay Iska Shabbahaan Bina’aadamka Iyo Xayawaanka Qaarkii: By. Maxamed Faarax Qoti

Loolan kasta, Shucuur kasta, iyo Ficil kasta oo uu isku diyaariyo jidhka Aadamuhu, waxa loo nisbeeyaa inay tahay mid ka timid hab-dhaqanka iyo dabeecadaha shaqsi-ahaaneed ee gaarka u ah, inkastoo haddana laga yaabo in ay bedeli karaan dhaq-dhaqaaqa ku yimaada

Sarkaal iyo saaxiib kal-furraa: Siciid Cali Giir

Sarkaal iyo saaxiib kal-furraa: Siciid Cali Giir (1942kii – 2015ka) “Qacda kamaradaydiyo, Buug xusuusta qaadiyo, Qabashada rikoodhkiyo, Qalinkiyo dawaaddiyo, Qoraalkaygu way wehel,” Tuduc, Boobe Yuusuf Ducaale Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale – cankaabo@hotmail.com, www.dharaaro.com Qormadii: 1aad In kasta oo uu sarkaal

Astaamaha Hoggaamiyaha Wanaagsan: By, Prof. Jaafaa

Culimada ku xeelka dheer Cilmi-nafsiga bulshada aadamiga ah, waxay xaqiijiyeen oo farta ku wada fiiqeen ;” Ahmiyadda Hoggaaminta iyo kaalinta ay ku leedahay dhismaha iyo horumarka bulshooyinka kala geddisan”. Waxay Culimmadu caddeeyeen ; Inuu Madaxweynuhu ama Hoggaamiyuhu saldhig u yahay

Siyaasiga Iyo Suldaanka Cir Caddaaga Noqday Waa In Sumad Loo Yeelaa Q.2 aad

Waqtiga iyo waayahuba waa casharo aadanahu dunida ka korarsada khibrad iyo aragtiyo cusub. Xikmad ku odhanayso ayaa jirta “taariikhdu waxay kaaga warantaa wixii dhacay, si ay kuu tusto mustaqbalkaaga” oo uu nuxurkeedu yahay qaladaadkii horay kuugu dhacay in dib danbe kuugu

Joojinta Bacaha Waxa Ka Muhiimsan In Dalka Laga Joojiyo Qaadka Iyo Sigaarka: By. Cabdiraxmaan Aadan Maxmauud

Waxaa aynu wadda ognahay in dalka laga isticmaalo mukhaadaraad fara baddan oo uu ka mid yahay qaadka sigaarka iyo IMW, kuwaasoo aanay wax ka qaban dowladihii dalka soomaray ilaa dowladii siyaad bare kadib. Waxaynu ognahay dhiaatada uu qaadku ku hayo

Rasaasta Igu Dhacday Yaa Igu Soo Riday?

ASALAAMU CALAYKUM WARRAXMATULLAHI WA BARAKAATUHU. Dilalka shacabka: Waxaan aad uga xummaaday oo caqligaygu qaadan waayay dhacdooyinka dilka ah ee ay kuwii loo igmaday in ay shacabka nabadgelyadiisa ilaaliyaan u gaysanayaan, weliba ay tooganayaan carruurtii yaryarayd. Qofku haddii aanu hub haysan

Yaa Yidhi Hargeisa Waa Caasimad?

Abdizamad Hassan Macalin Waxaa Dastuurka Qodobkiisa Saddexdaa Ku Qoran In Caasimad JMS Laga Dhigo Magallada Hargeisa Laakiin Waxaa La Odhan Karaa Waxay Ahayd Tallabo Lagu Deg Degay Waayo Lama Fiirin Qodobadii Caasimad Lagu Dooran Lahaa Waxaa Lagu Fekerayay In Caasimada