Category: Qalinleyda & Qoraaladda
Murranka Siyaasiga Ah Iyo Muddo-kordhinta Maxaa Sababay, Yaase Loo Kordhinayaa? By. Maadhiin Tayuub
Inaguma cusba muddo-kordhin loo sameeyo gole xukuumadeed, gole wakiilo, ama gole guurti ee waa arrin caaddo laga dhigtay dalkana u fiicnayn, waxa kaloo jirta in marka doorasho soo dhawaato uu muran sharci iyo qaylo ay xisbiyadu bilabaan, weliba waxaad mooda
Dib u dhaca Doorashada Waxaa Iska Leh Komishankii Hore Iyo Xisbiga Wadani. By. Cali Xasan
Somaliland waxay ahayd inay ka qabsoonto labada doorasho ee Madaxtooyada iyo Baarlamaanku sanadkan aynu ku jirno badhtankiisa, balse waxaa ku yimi dib u dhac, iyadoo ay dhawaan soo saareen komishanka qaranku wakhtiga loo asteeyey qabashada diiwaan gelinta cod bixiyayaasha. Waxaana
Maxaa ka dhexeeya wakhtigii ka Ganacsiga Addoomaha iyo tahriibka maanta?
Hordhac “Qormada waxaan diiradda ku saarayaa, goortii ka ganacsiga addoomaha iyo tahriibta maanta, waxay ka warramaysaa siduu wakhtigu isku baddelay, dhacdooyin taariikhi ah ayaa ku jira, tusaaleyaal nool iyo sheekooyin murug badan. Si taxane ah ayaan haddii rabbi qadaro u
kursigooow fadhigaagu macaanaa, ka kacaaguna adagaa! By. Axmed Naasir
Masuul marka uu xilka hayona qaranka amaana wanaagiisa sheega , marka xilka laga qaadan qaranka aflagaado cay iyo canbaarayn dusha u saara waligii kob cagaar leh kamasoo durduriyo, bulshadana harumar uma hor seedo, hankiisuna qaylo iyo hunguri ma dhaafo. bal
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Wuxuu Fahmay Halka Laga Dareewalinayay Dhibaatadii Reer Awdal Fahmi Waayeen: By. Maadhiin Tayuub
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Ismaaciil Saylici, wuxuu beryahan safar ku marayay Dalalka Maraykanka iyo Canada, safarka Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, waxay ujeedadiisu ahayd inuu dadka halkaa jooga ka dhadhiciyo horumarka iyo nabada dalkooda ka jirta iyo sida loogu bahanyahay
Khiyaamada Qaran Iyo Sharci-dumintu Ma Caaday U Noqotay Cabdiraxmaan Ciro: By. Axmed Koosaar
Cabdiraxamaan Maxamed Cabdullaahi (Ciro) oo ah Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, isla markaana ah gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland, wuxuu saaxada siyaasada Somaliland kasoo galay xisbiga ucid, taas oo ay ugu xigtay xildhibaanimo golaha wakiilada ah, isla markaas uu ka
Gudoomiye Salebaan Maanta Kala Dooro Danta Qaranka Iyo Ta Madaxweyne Siilaanyo: W.Q Kaptanka
Gudoomiyaha Guurtida Somaliland Md Saleebaan Maxamuud Aadan waa nin aqoonyahan ah, kana mid ahaa Siyaasiyiinta Somaliland hormoodka ka ahaa sodonkii sannadood ee lasoo dhaafay. Mudane Saleebaan waxa uu ahaa siyaasi halgan dheer usoo galay sidii uu wadanka uga noqon laha
Hammi iyo Qami La’aanta Qaadka, Saamaynta Ragga Iyo Dumarka : Qaybtii Labaad, By. Sucaad Sh. Axmed Cusman
Mahad oo dhan waxaa iska leh Allah ee naga yeelay dad Islam ah naxaris iyo nabad ha ahaato Nebigeena dushisa ehelkisa iyo asxaabtisa, kadib waxan halkan uga mahadcelinaya gabi ahaanba bahda saxaafadda madaxabaannan iyo dhammaanba bulshowaynta reer Somaliland iyo Akhristayashaa
Fadeexadaha Iyo Been Abuurka Wasiirka Warsheddaha Ee Da’adiisa, Waxbarashadiisa Iyo Waxyaabaha Soo Baxay
Warbixin: Cabdirisaaq Ahmed Hayaan Tani iyo markii Maayarkii hore ee Degmada Gabiley ee dadku codkooda ku doorteen loo magacaabay waxay guud ahaan dadka reer Somaalilaan gaar ahaan reer Gabiley ka biyo-diideen go’aanka maayar codka shacabka ku yimid loogu magacaabay wasiirka
Doorshada waxa dib u dhaceeda masuul ka ah golaha wakiilada: Qore: Ahmd Naasir
Doorshada aqalka madaxtooyada iyo baarlamaanka Somaliland ayaa la filaayay inay qabsoonto badhtamaha sanadkan 2015-ka taaso sida haatan ay sheegayaan warar kasoo yeedhay gudida doorashooyinka qaran ee Somaliland inay dib uga dhacayso waqtigii hore loogu asteeyay loona baahanyahay in dib loogu