Category: Warar
Madaxweyne Biixi Oo Sheegay In Somaliland Soomaaliya Dheertahay Qodob Dastuurka Ah
“Saamiga Kuraasta iyo Komishanku Waa Basiid, Qodobka Dhibaatada Ah, Waa….”Madaxweyne Biixi Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay dib u dhaca doorashooyinka Somaliland ee dib u dhaca soo noqnoqday, wuxuuna ka hadlay qodobada hortaagan ee u baahan
Dawladda Britain Maxay Ka Tidhi Heshiiskii Ceel-Afweyn
Hargeysa(ANN)-Boqortoyada Ingiriiska ee (United Kingdom), ayaa si weyn usoo dhowaysay heshiiska toddobaadkan lagu saxeexay magaalada Ceel-afweyn ee dhex maray Aradaayada labada dhinac ee walaalaha ah ee hore ugu dagaalamay deegaankaa. Wakiilka dawladda Britain u jooga Hargeysa Danjire Stuart Brown, ayaa
Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Carwada Wax Soo Saarka Wershadaha Dalka
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray carwo ballaadhan oo lagu soo bandhigayey wax soo saarka wershahada waddaniga ah oo lagu qabtay caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Munaasibadda lagu soo bandhigayo wax soo saarka wershadaha dalka,
Qodobada Heshiiska Rasmiga Ah Ee Nabada Ceel-Afweyn
#Somaliland: Heshiis Rasmi ah oo Lagu soo Afjaray Colaad Muddo Dheer ka Taagnayd Degaanka Ceel-afweyn Ceel-Afweyn (ANN)-Dadka walaalaha ee ku wada nool degaannada Ceel-afweyn iyo Darar-weyne ee Gobolka Sanaag, ayaa si rasmi ah uga heshiiyey collaad sababtay dagaalo khasaare badan
#Somaliland: Madaxweyne Biixi Muxuu Kala Hadlay Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Ee Salka U Ahaa Khilaafka Siyaasadeed
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, xubnaha komishanka doorashooyinka qaranka ee kala dhiman, isla markaana khilaafka ka dhashay sababay inay noqdaan Komishan aan dhamayn oo laangadhe ah. Qoraal kooban oo kasoo baxay Madaxtooyadda kulanka kadib waxa lagu sheegay in
Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Dhacdada Asakri Dilay Nin Dhalinyaro Ah Oo Maydkiisa Waraabe U Loogay Iyo Haweenay Boolisku Garaaceen
Hargeysa(ANN)-Taliska Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa ka hadlay Wiil Dhalinyaro ah lagu dilay dhowaan Magaalada Wajaale ee xadka la wadaagta Kilalka shanaad ee Soomaalida Ethiopia si badheedh ah ugu dilay Askari ka tirsan ciidamada Somaliland, islakaana Maydka Marxuumkaa u loogay Waraabe
Aqalka Cad Oo joojiyay Caawimadii Dalka Ukraine Iyo Caddaymo Marag-furaya Trump Oo Dumuraadigu Gacata U Galay
Washington(ANN)-Aqalka Cad ee Mareykanka looga arrimiyo ayaa gebi ahaanba joojiyay Gargaarkii bini’aadanimo ee dalka Ukraine la siin jiray, arrintan ayaa soo baxday kadib markii daqiiqado kadib ay soo baxday markii Madaxweyne Trump uu khadka taleefoonka kula hadlay Madaxweynaha Ukraine Volodymyr
Somaliland: Madaxweyne Biixi Iyo Guddoomiyayaasha Xisbiyada Mucaaridka Oo Mabda’iyan Ku Heshiiyay Dhawr Qodob
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo uu weheliyo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta qasriga Madaxtooyada kulan kula qaatay guddoomiyeyaasha xisbiyada mucaaridka ah ee UCID iyo WADDANI, Mudane Faysal Cali Waraabe iyo Mudane
Lix Qof Oo Ka Mid Ahaa Shaqaalaha Waddada Ceergaabo Oo Dhintay Iyo Sababaha Ay U Dhinteen Oo Wasiirka Gaadiidka Iyo Jidadka Warbixin Laga Siiyay
Wasiirka Gaadiidka iyo Horrumarinta Jidadka Oo Kormeeray Dhismaha Waddada Ceerigaabo Iyo Odayaasha Deegaanka Oo Warbixin Siiyay Hargeysa ANN)- Wasiirka Gaadiidka iyo Horrumarinta Jidadka Somaliland, Cabdullaahi Abokor Cismaan oo ay wehelinayeen Maareeyaha iyo Maareeye-ku-xigeenka Hay’adda Waddooyinka ee RDA (Road Development Agency
Al-shabaab Oo Sheegatay Qaraxyo Ka Dhacay Gaalkacayo Iyo Dhuusamareeb Oo Khasaare Dhaliyay
Dhuusamareeb(ANN)-Mahad Bidaar oo ah Taliye ku xigeenka ilaalada Madaxtooyadda Galmudug ee maamul goboleedka Soomaaliya, ayaa ku dhaawacmay qarax lala beegsaday goob ay ku sugnaayeen Askarta iyo saraakiisha dowladda. Al Shabaab oo sheegatay qaraxa maanta lala beegsaday saraakiisha iyo qaraxyo kale