Category: Warar
Xukuumadda Soomaaliya Oo Shaqada Ka Eriday Taliyihii Xabsiga Dhexe Kadib Tacadi Fool-xun Oo Uu Sameeyay
Muqdisho(ANN)-Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa shaqada ka eriday Taliyihii Xabsiga dhexe ee Magaalada Xamar, kadib markii lagu eedyeey inuu silic dilay mid kamida maxaabiista ku xidhnaa xabsiga oo si xoog ah uu Cusbitaalka lagu dawaynayay ugala soo wareegay. Sida uu sheegay
#Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Soo Saaray Wareegto Cusub
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland, Muuse Bixii Cabdi, ayaa soo saaray wareeegto uu gacanta dawladda kusoo celinayo hanti ahaan iyo maamul ahaanba Buugga Dhaq-dhaqaaga Gaadiidka (Circulation Book) iyo Summadda Tirsiga Gaadiidka (Plate Number); Wareegto kasoo baxday Maanta Xafiiska Madaxweynaha Jamhuriyadda Somaliland ooo nuqul
Xukuumadda Iyo Xisbigeeda Oo Ka Halday Mawqifka Go’aamada Guddiga Dhex-dhexaadinta
“Go’aamada Guddiga waxa loo raacayaa Sharciga Dalka u yaal, waana soo dhowaynaynaa.” Maxamed Kaahin Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad Ee KULMIYE. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland iyo Xisbigeeda KULMIYE, ayaa ka hadlay mawqifkooda go’aamada ay soo jeediyeen Guddiga dhex-dhexaadinta ee ay labda Xisbi Mucaarad
#Somaliland: Xisbiyada Mucaaradka Oo Aqbalay Go’aamada Dhex-dhexaadinta
Guddoomiyaha WADDANI, oo ka hadlay Mawqifka Labada Xisbi iyo Soo celinta Komishankiii Hore ee Doorashooyinka. Hargeysa(ANN)-Labada Xisbi ee Mucaaradka Somaliland, ayaa ka hadlay mawqifkooda soo jeedinta gudddiga dhex-dhexaadinta ee ku dhex jiray sidii xal loogu heli lahaa khilaafka xukuumadda iyo
Wargeysyada Ugu Waaweyn Maraykanka Iyo Ururada Ugu Awooda Badan Oo Ku Baaqaya In Xilka Laga Qaado Madaxweyne Trump
New York(ANN)-Dalka Maraykanka, ayaa si weyn looga dareemayaa duufaanka siyaasadeed ee la doonayo in lagu maxkamadeeyo Madaxweyne Donld Trump, wargeysyada ugu waaweyn Dalka Maraykanka, ayaa Bogga Tafaftirka lagu cabiro siyaasada ee lagu falanqeeyo arrimaha muhiimka ah kaga hadlay arrinta Maamuus-ka
Odayaasha Iyo Culimada Dhex-dhexaadinta Xukuumadda Iyo Mucaaradka Oo Hawshii Ay Ku Jireen Kusoo Gunaanaday Baaq Soo Jeedin Ah
Hargeysa(ANN)-Guddiga dhex-dhexaadinta ka waday Xukuumadda iyo Xisbiyada mucaaradka Somaliland, ayaa ayaa shaaciyay natiijada hawshii ay ku jireen tan iyo markii uu khilaafku ka dhashay arrimaha muddo-kordhinta iyo Komishanka doorashooyinka. Guddigaa oo labada dhinac ee Xukuumadda iyo Axsaabta mucaaradka u kala
Somaliland: Wasiir Iyo Xildhibaan Ka Hadlay Jabhado Lagaga Dhawaaqay Deegaanka Buuhoodle
Hargeysa(ANN)-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guriyaynta Somaliland, Cabdirashiid Ducaale Qanbi iyo Xildhibaan Maxamed Jaamac oo ka tirsan golaha wakiillada Somaliland, ayaa si wadajir ah uga hadlay Jabhado laga shaaciyay jiritaankooda oo lagaga dhawaaqay maalmihii u danbeeyay gobollada Bariga, gaar ahaan
Xisbiga Mucaaradka Ee WADDANI Oo Ka Hadlay Khatarta Calafka Oo Dalka Lasoo Geliyay
Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa ka digay Buushe calafka Xoolaha la siiyo ah oo dalka lasoo geliyay, isla markaana todobaadkan gaadiid kasoo talaabay xadka Somaliland iyo Djibouti lagu soo daabulayay. Calafkaa oo si weyn looga digay inuu yahay mid
Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Oo Abaal-marino Gudoonsiisay Shaqaalaha Ay U Garatay Inay Ugu Wanaagsanaayeen 2019
Hargeysa(ANN)-Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland, ayaa Abaal-marino siisay shqaalaha wasaaradda ee ay u aragtay inay ahaayeen kuwii ugu shaqada wanaagsanaa sannadkan dhamaadka ah ee 2019. Munaasibad shaqaalaha lagu gudoonsiinayay Abaal-marinaha oo saaka ka dhacday xarunta wasaasardda ee Magaalada Hargeysa, waxaa
Shaqaalaha Dawladda Somaliland Oo Digniin Loo Diray
Hargeysa(ANN)-Hay’adda Shaqaalaha Somaliland, ayaa uga digtay shaqaalaha Dawladda inay ku milmaan siyaasada, isla markaana ay boggaga Bulshadu ku kulanto ee Social Media ku difaacaan, ama ku weeraraan kooxaha, ama ashqaasta ku loolamaya siyaasda. Guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawladda Somaliland Farxaan Aadan