Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Warar

Total 6817 Posts

Madaxweynaha Oo Ka Hadlay Qoys Ku Geeriyooday Guri Dumay

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay Qoys ka kooban Afar qof oo xalay uu ku dumay gurgii ay deganaayeen oo ku yaal agagaarka Xerada Bir-jeex ee Koonfur Galbeed ee Magaalada Hargeysa. Qoyska oo ka koobna Hooyo

Roobabka Duufaan Wata Oo Soo Gaadhay Somaliland Iyo Puntland

Hargeysa(ANN)-Roobab aan dhibic culus lahayn oo shuux u badan ayaa ka da’aya deegaamo badan oo kamida Somaliland, sida magaallooyinka Berbera iyo Hargeysa, waxayna roobabkaa oo is isku mida uga da’ayey saacado qayb ka yihiin roobabka wata Duufaanta loo bixiyay Pawan

Eng. Faysal Cali Waraabe Oo Ka Digay Shirqool Somaliland Kusoo Waajahan

Hargeysa(ANN)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka diagy qorshayaal shirqoollo ka dhan ah midnimada iyo xasiloonida Somaliland, kuwaas oo uu sheegay ka socdaan meelo kala duwan oo uu carab-baabay. Eng. Faysal, ayaa isagoo ka

Islaamku Sida Uu Uga Hadlay Xanta

“Nebiga CSW oo fasirayey Xanta ayaa yidhi, “waa walaalkaa ood ku sheegto wax uu karaahiyeysanayo” Sheekh Dirir Hargeysa(ANN)-Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa bulshada ugu baaqay in ilaalinta walaaltinimada Islaamku waajib tahay shareecada, loona baahan yahay in laga ilaaliyo arrimo

Ethiopia Oo Ka Badbaaday Duullaan Lagu Soo Qaaday

Addis Abaab(ANN)-Xukuumadda Dalka Ethiopia, ayaa sheegtay in lagu soo qaaday weerarro halis ah oo lagu bartilmaameedsaday meelo muhiim ah, kuwaas oo ujeeddadoodu ahayd in kha-lkhal lagu geliyo dalka. Hay’adda Amniga qaranka ee INSA ee dhinaca Internet-ka ee Ethiopia, ayaa sheegtay

Ambassador Saamiya Wakiilkii Somaliland Ee Finland Sababaha Ay Xilka Iskaga Casishay Iyo Qoraal Ay Beenisay

Helsinki (ANN)- Ambassador Saamiya Xaaji Muuse oo ahayd Haweenay Safiir uga ahayd Somaliland Dalka Finland ayaa shaacisay inay iska casishay xilkii iyo shaqadii ay haysay ka dib, markii Wasiirka Arrimaha dibedda ee Somaliland Dr. Faratoon uu ku war-geliyey inay xidho

Sheekh Aadan: Wadaadkii MaxaadarooyinkaKululaa Oo Xorriyadiisa Helay

Hargeysa(ANN)-Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa xorriyadooda u celisay Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame oo ku magac dheeraa (Sheekh Aadan-Sunne) oo ka mid ah Culimada magaalada Hargeysa iyo koox dhallinyaro ah oo la xidhnaa. Wadaadka Sheekh Aadan-Sunne oo Ciidammada Booliska Somaliland xabsiga

Siyaasiyiinta Kooxda La Baxday Madasha Oo Dacwad Ka Gudbiyay Sharciyadda Guurtida Iyo Go’aamadooda Muddo Kordhinta

Hargeysa(ANN)-Kooxda la baxday Siyaasiyiinta Madasha Wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka Somaliland, ayaa ka dhawaajiyay inay Maxkamadda Sare u gudbiyeen dacwad ka dhan ah Golaha Guurtida Somaliland iyo Sharciyadda uu waqtigan ku shaqeeyo. Dacwadda kooxda Madashu u gudbiyeen maanta Guddoomiyaha Maxkamadda Sare

Somaliland: Wasiirka Gaadiidka Iyo Jidadka Oo Shaaciyay In Qaybta Ugu Horraysa Waddada Berbera Corridor La Dhammaynayo

Hargeysa (ANN)- Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdullaahi Abokor Cismaan, ayaa kormeer ku tegay goobaha ay ka socoto dhismaha waddada Berbera Corridor ee loogu talogalay inay isku xidho magaalada dekedda ah ee Berbera iyo magaalada Wajaale ee

Dhawaaq Kulul Oo Kasoo Baxay Eng. Faysal Cali Waraabe Iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Jawaab Celiyay

Boorama (ANN)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa is weydaarsaday weedho kulul oo weerrar iyo is-difaacis ah, kadib markii ay ku kulmeen munaasibad ay ka wada qaybgaleen.