Category: Warar
Maxay Ka Doodeen Golaha Wasiiradda Somaliland?
Hargeysa(ANN)-Kal-fadhigii 43-aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo ahaa mid aan caadi ahayn oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa lagu gorfeeyey hirgelinta nidaamka E-Government (Somaliland E-government
Madaxweynaha Somaliland Oo Madaxweynaha Djibouti Kala Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Maareeyihii Dekeddaha Dalkaa Marxuum Sacad Cumar Geelle
Djibouti(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta ka qayb-galay Aas qaran oo dalka Jabuuti loogu sameeyey maariyihii dekeddaha Djibouti Marxuum Sacad Cumar Geelle oo toddobaadkan ku geeriyooday Cusbitaal ku yaal dalka Faransiiska. Madaxweyne Muuse
Somaliland: Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Xadhiga ka Jaray Xarunta Ciidanka Dab-demiska Gebilay
Gebilay(ANN)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Maxamed Kaahin Axmed, ayaa maanta Xadhiga ka jaray Dhismaha ay yeelan doonto Xarunta Ciidanka Dab-demiska ee Gebilay. Wasiirka Arrimaha gudaha oo hoggaaminayay wefdi ay ka mid ahaayeen Wasiirada Hawlaha Guud iyo Wasiirka Isgaadhsiinta iyo
Mudaharaadayaasha Cimilada Dunida Oo Khal-khaliyay Duulimaadka London
London(ANN)- Xaalada amaanka Madaarka London City Airport, ayaa khal-khal la geliyay, kadib markii Nin ka mid ah mudaharaadayaasha ku fidaya Caalamka ee xoogeystay, kuwaas oo ka cadheysan isbaddalka cimilada adduunka ee sii xumaanaya. Wariye ka tirsan BBC-da oo lagu magacaabo
Hay’addaha Dawladda Federaalka Oo Musuq-maasuq Ragaadiyay
Muqdisho (ANN)- Hanti-dhowraha guud ee Soomaaliya ayaa soo saaray Warbixin sannadeed ku saabsan baadhitaan ay ku sameeyeen musuq-maasaqa Hay’addaha maaliyadda dowladda Federaalka ee dalkaas. Warbixinta waxa lagu xusay inay khasnadda Dawladda ka maqan yihiin Lacago Malaayiin dollar, balse aan illaa
Munaasibad Boodhka Lagaga Tumay Dugsiga Gacmo-dheere Ee Hargeysa
Hargeysa(ANN)-Guddoonka Waxbarashada Gobolka Maroodi-jeex ayaa ka qaybgalay munaasibad boodhka lagaga tumayo Dugsiga Hoose Dhexe ee Gamca-dheere ee Magaalada Hargeysa. Munaasibadaa oo ahayd kedis-aqooneed loogu qabtay Ardayda Dugsiga ayaa lagu qabtay xarunta Dugsigaas. Xafladdan oo ka sekow Kedis loo qabtay Ardayda
Madaxweynaha Somaliland Oo La Kulmay Safiirka Midawga Yurub U Qaabilsan Somaliland Iyo Soomaaliya
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta oo ay taariikhdu ahayd 09-10-2019 xafiiskiisa ku qaabilay safiirka midawga yurub u qaabilsan dalalka Somaliland iyo Soomaaliya, Amb. Nicolás Berlanga Martinez iyo wefti uu hoggaaminayo. Kulankaana waxa lagaga wada hadlay xoojinta
Maareeyihii Dekeddaha Djibouti Oo Geeriyooday iyo Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Hadlay
Hargeysa (ANNt)- Allah haw naxariistee Maamulihii Dekeddaha Dalka DJabouti Marxuum Sacad Cumar Geelle oo dhowaan halkaas loogu qaaday xaalad caafimaad, ayaa ku geeriyooday Magaalada Paris ee Caasimadda Dalka Faransiiska. Marxuum Sacad Cumar Geelle oo ay walaalo ahaayeen Madaxweynaha Djibouti, ayaa
Filim Uu Jilayo Weriyihii Caanka Ahaa Ee Geeriyooday Cawke Oo Lasoo Bandhigay
Hargeysa(ANN)-Filim Magaciisu yahay Qab Iil oo ka hadlaya dhibaatooyinka Bulshada Soomaalida ee Collaaduhu aafeeyeen, ayaa la shaaciyay in la baahiyay muuqaalka Filimkaa oo uu soo saaray Hal-abuur Soomaaliyeed oo magaciisu yahay Axmed Faarax, kaas oo ah maskaxda ka danbaysay soo
Most prolific serial killer in US history killed 50 people: FBI
New York(ANN)- A 79-year-old man murdered at least 50 people, making him the most prolific serial killer in US history, the FBI said Sunday. Samuel Little confessed to 93 homicides — mostly of women — between 1970 and 2005, the