Category: Warar
Salaadiinta Gobolka Maroodi-jeex Oo Ka Tacsiyeeyay Shacbiga Geerida Xaaji Cabdi Waraabe
Hargeysa(ANN)-Salaadiinta Gobolka Maroodi-jeex, ayaa ka tacsiyeeyay shacbiga Somaliland iyo qoyskii uu ka baxay Allah ha u naxariistee Marxuum Xaaji Cxabdikariim Xuseen (Cabdi Waraabe) oo shalay aas qaran loogu sameeyay deegaanka Toon ee Koonfurta Magaalada Hargeysa. Salaadiinta oo ka murugaysan geerida
Somaliland: Madaxweynaha Iyo Safiirka Britain Ee Arrimaha Soomaalida Oo Ka Wada Hadlay Arrimaha Doorashada
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiska ku qaabilay safiirka dalka Ingiriiska u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya, Amb. Ben Fender oo maanta dalka ku yimid safar shaqo. Sida lagu war-qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska Madaxtooyadda
Golaha Wakiilada Oo Ku Gacan-saydhay Dalab Xeer Ilaalintu Ku Doonaysay In Xasaanadda Looga Qaado Xildhibaan Dhakool
Hargeysa(ANN)-Guddida joogtada ah ee Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa ku gacan-saydhay dalab uu xafiiska Xeer-ilaalinta guud ee Qaranka Somaliland usoo gudbiyey guddiga oo lagaga dalbanayo in xasaanadda xilka laga qaado Xildhibaan Maxamed Axmed ( Dhakool) oo ciidanka Boolisku dhawr habeen ka
Maraakiibta Imaaraadka Oo La Weeraray, Qaraxyo Ka Dhacay Dekedda Saliida Ugu Weyn Sucuudiga, Dhoolatuska Maraykanka Iyo Cabsida Gobolka
Warbixin: Carraale M Jaamac Abu Dhabi(ANN)-Dawladda Imaaraadka Carabta (UAE) ayaa xaqiijiyay, in maraakiib ganacsi oo ay leedahay lagu bartilmaameedsaday meel u dhow biyaha dalka Cumaan. Sidaana waxa lagu sheegay war-murtiyeed kasoo baxay saacado ka hor Wasaarada Arimaha Dibadda ee Imaaraadka
Shirkii Garoowe Ee Madaxda Dawladda Federaalka Iyo Maamulada Soomaaliya Oo Natiijo La’aan Ku Dhammaaday
Garoowe(ANN)-Shirkii Magaalada Garawe ee xarunta maamul goboleedka Puntland uga hoggaamiyaasha dawladda Federaalka ah iyo maamul goboleedyada ka jira dalka Soomaaliya, ayaa ku dhammaaday natiijo la’aan. Shirkaa oo Garoowe ka socday lixdii maalmood ee lasoo dhaafay, waxay dhinacyadu isku fahmi waayeen,
Daawo: Qaabkii Loo Aasay Marxuum Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi Waraabe)
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, Madaxweynihii hore ee Somaliland, Axmed Maxamed Maxmuud (Siilaanyo) , masuuliyiin kale, wufuud ka socotay dalalka geeska iyo boqolaal qof oo ka mid ah shaciga Somaliland, ayaa ka qaybgalay aas qaran oo loo sameeyay
Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-Galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Xaaji Cabdi-Waraabe
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay Aas qaran oo deegaanka Toon oo dhinaca Koonfureed kaga beegan caasimadda Hargeysa loogu sameeyey Marxuum Xildhibaan Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf oo shalay geeriyooday. Aaska qaran ee loo sameeyey marxuum xildhibaan
Madaxweynaha Oo Abaal-Marinno Guddoonsiiyey Arday Kaalmaha Hore Ka Gashay Tartanka Qur’aanka Kariimka Ah
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa abaalmarinno qaali ah guddoonsiiyey Ardaydii kaalmaha sare ka gashay tartanka Qur’aanka kariimka ah ee heer qaran oo sanadkiiba mar la qabto laguna soo gebogebeeyey caasimadda Hargeysa. Munaasibad ballaadhan oo Ardayda kaalmaha sare
Wasiirka Horumarinta Biyaha Oo Ka Hadlay Hadalka Lagu Xidhay Xildhibaan Dhakool Ee 18 May.
Hargeysa(ANN)-Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha Somaliand, Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa ka hadlay qaabkii Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo Boolisku xabsiga u taxaabeen xalay uga hadlay Xuska 18-ka May ee sannadkan 2019, kaas oo diyaargarawgiisa lagu jiro. Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha
Taliska Guud Ee Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Sababta Xildhibaan Dhakool Xabsiga Loogu Taxaabay
Hargeysa(ANN)-Taliye ku xigeenka ciidanka Booliska Somaliland, Sareeyo Guuto Cabdiraxmaan Liibaan Axmed (Fooxle), ayaa ka hadlay xadhiga Xildhibaan Maxamed Axmed oo lagu naanayso (Dhakool ), isla markaana ka tirsan Xildhibaannada golaha Wakiiladda Somaliland ee kasoo jeeda gobolka Sool oo iidamadda Booliska