Category: Warar
Somalia: Madaxweyne Farmaajo Oo Booqasho Aan La Shaacin Ku Tegey Dalka Eritrea
Asmara(ANN)-Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa booqasho aan hore loo shaacin ku tagay dalka Eritrea, iyadoo garoonka diyaaradaha magaalada Asmara oo saaka uu ka degey uu kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Dalka Eritrea, Isias Afewerki. Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,
Iran Oo Sucuudiga Ku Canbaaraysay Deldelaada Lagu Fuliyay Dadka Siyaasada Qoyska Salmaan Kasoo Horjeeda
Tehran(ANN)- Xukuumadda Dalka Iran, ayaa Madaxweynaha Maraykanka, Donld Trump ku eedeeysay in uu awooddi waayay inuu canbaareeyo dadka ay Boqortooyadda Sucuudigu ku fulisay xukunka deldelaada ah ee ku jiray xabsiyada dalkaa. Wasiirka Arimaha dibadda ee dalka Iran, Mohammad Javad Zarif,
#Somaliland: Guddoomiyaha WADDANI, Oo Ganafka Ku Dhiftay Heshiis Ay Gaadheen Xisbiyada KULMIYE iyo UCID
Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ayaa ganafka ku dhifatay heshiis ay Arrimaha muranka doorashada ka gaadheen labada Xisbi ee KULMIYE Iyo UCID. Guddoomiyaha WADDANI, oo maanta dalka kusoo laabtay ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay Madaarka
#Somaliland: Siyaadiyiin Iyo Aqoonyahan Aragtiyo Kala Duwan Ka Bixiyay Sii Wadidda Wada Hadallada Somaliland Iyo Soomaaliya
Prof Samatar, Eng Maxamed Xaashi, Hoggaamiye Xirsi, Maxamuud Xaashi, Prof Abyan Iyo Sucaad Carmiye Oo Dood Xasaasi Ah Ka Yeeshay Mustaqbalka Wada Hadallada Hargeysa(ANN)-Prof Axmed Ismaaciil Samatar, Hoggaamiyaha xisbiga WADDANI, Xirsi Cali Xaaji Xasan, Eng Maxamed Xaashi Cilmi, Maxamuud Xaashi
Somaliland: Madaxweyne Muuse Bixii Muxuu Kala Soo Noqday Safarkii Dalka Imaaraadka?
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayay oo maalmihii u danbeeyay ku sugnaa dalka Imaaraadla Carabta, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweynaha iyo weftigiisa, waxa madaarka Cigaal International Airport kusoo dhaweeyey xubno kamid ah
#Somaliland: Shirkadda Caymiska Ee Takaaful Oo Qabtay Xaflad Lagu Xusayay Dadkii Waxyeeladu Kasoo Gaadhay Shillalka Gaadiidka
Hargeysa (ANN)-Shirkadda Caymiska Ganacsiga ee Takaaful Insurance Hargeisa oo kaashanaysa ciidanka Taraafikada iyo wasaaradda Hawlaha guud iyo gaadiidka Somaliland ayaa soo bandhigtay khasaaraha nafeed iyo maaliyadeed ee ay shilalkii Gaadiidka ee sanadkani sababeen, taas oo ku aadan xuska maalinta caalamiga
Madaxweynihii Hore Ee Dalka Suudaan, Al-Bashiir Oo Gurigiisa Laga Helay Malaayiin Dollar
Khartoum(ANN)-Xeer Ilaaliyaha Dalka Suudaan, oo dacwad ku ooayaa Madaxweynihii hore ee Dalka Suudaan, Cumar Al-Bashiir, ayaa sheegay in baadhitaanka kiiska Madaxweynihii hore oo loo haysto eedo ah inuu si sharci-darra ah lacago isugu kala gudiyay iyo weliba inuu haysto lacago
Nin Soo Maray 50 Dal Oo Ammaanay Shirkadda Dahabshiil
Hargeys(ANN)-Axmed Cabdiweli Al Qaasimi oo ah nin reer Yamaneed ah ayaa soo gaadhay Somaliland. Ninkan oo afartii sanaba mar socdaala ayaa waddamo badan ku soo maray socdaal dhinaca dhulka ah isaga oo adeegsanaya Awr waxaanu socdaal ku gala bixin doona
10 helpful tips to play basketball for beginners
Cras porttitor, mauris sit amet scelerisque blandit, nunc nisl imperdiet quam, a rhoncus libero ligula nec libero. Fusce faucibus nisi at consequat iaculis. Sed eget lectus convallis, consequat ligula vitae, dictum ipsum. Interdum et malesuada fames ac ante ipsum primis
Quick baked mac and cheese recipe
Donec eu ultricies turpis. Curabitur rutrum ipsum vitae lorem convallis dapibus. In nec lacus eu diam dignissim rhoncus. Duis viverra sagittis sollicitudin. Morbi quis nisl dolor. Fusce ac mi at eros mollis ullamcorper. Morbi consectetur posuere mi. Mauris sed feugiat