Category: Warar
Madaxweynaha Somaliland Oo Xaqiijiyay Qorshihiisa Daryeelka Maxaabiista Iyo Manhaj Loo Diyaariyay Xabsiyada Dalka
Araweelo_News_Network. Hargeysa (ANN)_-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta ka qayb galay munaasibad lagu Daahfuray Siyaasadda iyo Manhajka Waxbarasho ee Xabsiyada Somaliland. Wasaaradda Caddaalada ayaa soo diyaarisay Manhajka Waxabasho ee Xabsiyada. Iyadoo la kaashanay Wasaaradaha Caddaalada, Waxbarashada iyo
Qaraarka Maxkamadda Ciidamada Ee Dilka Toogashada Sharafdarada Ee Lagu Riday Askari Hore
Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)-Maxkamadda Sare ee Ciidamada Somaliland ayaa Xukun Dil ah ku riday Isniintii maanta Askarigii Dilka u geystay Taliyihii Saldhiga degmada Maxamed Mooge ee Magaalada Hargeysa Marxuum Cabdi Cali Nuur 18 Feb 2025, iyadoo xukun 12 sanadood ah ku
Maamulaha Dahabshiil Group Oo Kulan La Yeeshay Madaxweynihii Hore Muuse Biixi
Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)-Maamulaha Shirkaddaha Dahabshiil Group Cabdirashiid Maxamed Siciid Ducaale (Dahabshiil) ayaa kulan booqasho ah ugu tegey Madaxwaynihii hore ee Somaliland ee lagaga guulaystay doorashadii 13 Nov 2024, Muuse Biixi Cabdi. Kulanka ayaa ka dhacay Beerta uu deganyahay Madaxweynihii hore
Somaliland: Hawlgalka Booliska Ee Amniga Caasimada Oo Lagu Qabtay Boqolaal Hubka Aan Sanqadhin
#Araweelo_News_Network Hargyesa (ANN)- Taliska Ciidanka Booliska Somaliland ayaa soo bandhigay hubka gacanta lagu qaato ee aan sanqadhin oo loo adeegsado dilalka, iyagoo hawlgal ay ka sameeyeen Caasimadda Somaliland ee Hargeysa ku guulaystay innay gacanta ku dhigeen boqolaal hubka gacanta ee
Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Hadlay Heerka shaqo la’aanta iyo Qorshaha Qaranka uu Hoggaaminayo
#Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirweynaha 4-aad Heer Qaran ee Loo-Shaqeeyaha iyo Shaqo Abuurka oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Shaqada, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland. Madaxweynuhu waxa uu
Madaxweynaha Somaliland Oo Madaarka Boorama Iyo Mashaariic Uu Ku Fulinayo Balamihiisa Gobolka Bilaabay
Madaxweynaha Ayaa Shacabka Ugu Busheereeyay inuu Dalkiisa Imanayo Ugaas Doodi Oo Dibad-meer ahaa muddo dheer #Araweelo_News_Network Boorama (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo ku gudo jira safarkiisa gobolka Awdal ayaa xadhiga ka jaray mashaariic laga hirgeliyay magaalada Boorama
Somaliland Madaxweynaha Oo Ka Hadlay Dilalka Saraakiisha Iyo Mawqifka Xukuumaddiisa
#Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo hoggaaminaya wefti ballaadhan oo safar shaqo ugu baxay saaka gobolka Awdal ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay deegaamada galbeedka Gebilay ilaa xarunta gobolka Awdal ee Boorama. Madaxweynaha iyo weftigiisa oo subixii
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Digay Dhibaatooyinka Qabyaalada Canaana Usoo Jeediyay Ganacstada Iyo Wasaaradda Warfaafinta
#Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Maxamed Axmed Aw Cali, ayaa ka dayriyay xaaladda qabyaaladeed ee dalku marayo iyo weliba isticmaalka maandooriyaha, wuxuuna si addag uga hadlay dhibaatooyinka ka dhalan kara arrimahaa eee waxyeeli karta himilooyinka qaranimada Somaliland. Xuska maalinta lagu
Maamulaha Guud Ee Dahabshiil Group Oo Ka Qayb-galay Shir Caalamiya Oo Ka Dhacay Maraykanka
Washington (ANN)- Maamulaha Guud ee shirkaddaha 𝐃𝐚𝐡𝐚𝐛𝐬𝐡𝐢𝐢𝐥 𝐆𝐫𝐨𝐮𝐩 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐫𝐚𝐬𝐡𝐢𝐝 Maxamed Siciid 𝐃𝐮caale, ayaa ka qeybgalay shirkii 27aad ee “𝐁𝐞𝐲𝐨𝐧𝐝 𝐁𝐨𝐫𝐝𝐞𝐫𝐬”, kaasi oo lagu qabtay 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐇𝐚𝐫𝐯𝐚𝐫𝐝 ee Dalka Maraykanka, Hurvad University ayaa ka mid ah tobanka jaamacadood ee ugu