Araweelo News Network

balanqaadkafacebookHaddii Face Book kugu Furan yahay Waa La maqli karaa Hadaladaada Kale (Xogta Dahsoon)
Taleefoonadeena casriga ah ma aha kuwo meelna inagaga hadha, laakiin waa kuwo inala wadaagaya daqiiqado kasta oo inoo gaar ah, waxaynu ku qabsanaa waxyaabo badan waana suurogal inay inoo sahleen wax badan, laakiin dhanka kale waxay ka dhigeen waxyaabahii shaqsiyadeena inoo gaarka ahaa inay suuqa dhigaan oo lagu kala iibsado.