TelesomdahabshiiltanzilSmiley face

Tag: #UCID

Total 2 Posts

Xisbiga WADDANI Muxuu Kaga Jawaabay Muddaharaadyada Dhaliyay Khasaaraha Iyo Waxa U Qorshaysan

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Murrashaxa Xisbiga WADDANI ee u taagan doorashada Madaxtooyadda, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa ka hadlay khasaaraha ka dhashay muddaharaadyada ay maanta isugu soo baxeen magaalooyinka Somaliland. Laxidhiidha: Muddaharaadyada Mucaaradka Oo Gilgilay Jawiga Magaalooyinka Waaweyn Muddaharaadyada ayuu sheegay

Somaliland: WADDANI Oo Shir Ugu Yeedhay Gollaha Dhexe, Abaabulka Mudaharaadka Iyo Digniinta Booliska

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Axsaabta Mucaaradka ayaa ku baaqaya muddaharaadyo laga dhigo dhamaan gobollada dalka oo ay sheegeen in yihiin kuwo si nabad ah ay isugu soo baxayaan, wallow aannay cayimin xilliga ay bilaabayaan. Laxidhiidha: Somaliland: Guddoomiye Faysal Oo Ka Hadlay

{ }Smiley face