Araweelo News Network

Hargeysa(ANN)-Murrashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in aanay Somaliland gashan ragga la tartamayaa inta uu gashaday, Isla markaana aan Jeeggaan Iyo Giraan dal lagu maamuli karin.

Eng. Faysal Cali Waraabe, wuxuu arrimahaa Iyo kuwo kale kaga hadlay khudbad uu maanta oo ku beegnayd maalintii Afraad ee Ololaha doorashada oo xisbigoodu u lahaa ka jeediyay kumanaan taageerashaxa xisbhga ah oo isugu soo baxay khayriyada Hargeysa.

Halkan Ka Daawo.