silanyoberberaBerbera(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo safar aan hore loo shaacin si kedis ah ugu baxay shalay magaalada xeebta ah ee Berbera, ayaa socod temeshle ah ku maray shaaracyada wadooyinka iyo suuqa magaalada Berbera.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Halkan Ka Daawo Socdaalka Madaxweyne Siilaanyo Riix