Araweelo News Network

 

Murrashaxa Madaxweynaha, isla markaana ah Guddoomiyaha WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro

 

Hargeysa(ANN) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa magacaabay sagaal guddi oo kala duwan oo lagu sheegay guddi hawleedyo loo xilsaaray sidii loo dardar galin lahaa hawlaha xisbiga Waddani, maadaama oo dalku galay wakhti doorasho iyo olole, sida lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay xisbiga Waddani.

Guddi hawleedyadan oo ka kooban Sagaal guddi, ayaa lagu sheegay War-saxaafadeedka in loona baahan yahay dedaal iyo dardar-galin waxaana guddiyada  uu Magacaabay Guddoomiyaha WADDANI lagu sifeeyay guddi hawleedyo u xil-saaran qorshaynta, qaabaynta iyo dhaqaajinta hawlaha horyaala xisbiga Waddani, si loo xaiijiyo himilada xisbiga ee ah Isbeddel Caddaalad iyo Horumar ku dhisan.

War-saxaafadeedka lagu magacaabay guddiyadaa oo dhamays tiran ayaa u dhignaa sidan:-

Markaan darsay:  Qodobka 30aad Farqaddiisa 7aad iyo xeerka xisbiga WADDANI

Markaan arkay:  Baahida loo qabo in la sameeyo guddi hawleedyo.

Markaan la tashaday: Xubnaha Hoggaanka xisbiga Waddani

Markaan ku qancay:  Muhiimadda ay leedahay in la dardar galiyo hawlaha xisbiga.

Maadaama dalku galay wakhti doorasho iyo olole (campaign), loona baahan yahay dedaal iyo dardar-galin waxaan maanta oo taariikhdu tahay 25th August 2017 magacaabay guddi hawleedyo u xil-saaran qorshaynta, qaabaynta iyo dhaqaajinta hawlaha horyaala xisbiga Waddani, si loo xaiijiyo himilada xisbiga ee ah Isbeddel Caddaalad iyo Horumar ku dhisan.

  1. Guddiga Warbaahinta iyo Wacyigelinta
  2. Md Cali Sheekh Ibraahim Aareeye
  3. Marwo Milgo Maxamed Cilmi
  4. Xil. Ibraahim Mahdi Buubaa
  5. Muniir Axmed Cigaal
  6. Md Cabdisalaan Maxamuud Ducaale
  7. Marwo Saado Jaamac Aadan (Saado-dheer)
  8. Md Jamaal Xuseen Hurre

8 Md Cali Axmed Kooshin

  1. Maxamed Sidiiq Cabdilaahi
  2. Md Aadan Maxamed Ibraahin
  3. Md Cabdi Aw Siciid Cawaale
  4. Marwo Faadumo Aadan Cawad
  5. Maxamed Jaamac Abgaal
  6. Mawliid Maxamed Muumin.

 

  1. Guddiga Dhaqaalaha
  2. Md Cabdirisaaq Khaliif Axmed
  3. Md Xirsi Cali Xaaji Xasan
  4. Md Jamaal Jaamac Xaamud
  5. Kayse Cali Geeddi
  6. Md Xasan Xuseen Codyare
  7. Md Cali Cabdi Saa’iq
  8. Marwo Faadumo Suudi Xasan
  9. Dr Cali Ibraahim Maxamed (Sanyare)
  10. Md Axmed Xuseen Fagfagaash
  11. Marwo Qadan Maxamed Cismaan (Qadan-hoodo)
  12. Md Bashiir Cabdi Xariir
  13. Md Siciid Sulub Maxamed
  14. Md Cabdifataax Xuseen (Gamaameeye)
  15. Marwo Kaltuun Maxamuud Xuseen
  16. Marwo Filsan Cabdiraxmaan
  17. Md Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac.

 

  1. Guddiga Arrimaha Bulshada
  2. Prof. Qaasim Sh. Ibraahin Tubeec
  3. Md Muuse Cabdilaahi Nuur
  4. Md Aadan Sul. Cabdiraxmaan Sul. Diiriye
  5. Md Yuusuf Khaliif Axmed
  6. Dr Xuseen Muxumed Maxamed (Xoog)
  7. Md Aadan Cabdilaahi Dhagayare
  8. Md Faarax Cilmi Geedoole
  9. Dr Idiris Aadan Cali
  10. Md Cali Cabdilaahi Dagaal
  11. Md Maxamed Cali Qase
  12. Md Maxamed Muuse Cabdi (Galaydh)
  13. Md Yoonis Axmed Yoonis
  14. Marwo Maryan Maxamuud Dirir
  15. Md Maxamed Muuse Tiyo
  16. Md Jaamac Maxamed Hilaac.

 

  1. Guddiga Arimaha Gudaha iyo Difaaca
  2. Md Cabdilaahi Ismaaciil Cali (Cirro)
  3. Md Axmed Jaambiir Suldaan
  4. Md Ismaaciil Aadan Cismaan
  5. Md Maxamed Nuur Caraale Duur
  6. Md Xasan Maxamuud Maxamed (Dhiilood)
  7. Md Ibraahin Ducaale Boos
  8. Md Cabdirashiid Macalin Muuse
  9. Xil Cali Xaaji Maxamed Muuse
  10. Md Aftax Siciid Jaambiir
  11. Marwo Foosiya Kayse Faarax
  12. Md Cabdiraxmaan Axmed Ilkacase
  13. Md Axmed Maxamed Cali (Axmed Naasir).

 

  1. Guddiga Siyaasadda iyo Arimaha Dibada
  2. Md Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde
  3. Md Maxamed Biixi Yoonis
  4. Md Ismaaciil Hurre Buubaa
  5. Dr Maxamed Cismaan Fadal
  6. Amb. Cali Aadan Cawaale
  7. Md Maxamed-wali Cali Xasan
  8. Md Maxamed Haaruun Biixi
  9. Md Axmed Cabdilaahi Cawaale
  10. Md Mawliid Waris Cabdilaahi
  11. Md Maxamed Cali Aw Cabdi
  12. Marwo Suhuur Xasan Abiib
  13. Marwo Safiya Cumar Faarax
  14. Marwo Faadumo Siciid Ibraahin
  15. Md Cabdiraxmaan Maxamed Magan

 

  1. Guddiga Caddaalada
  2. Md Maxamed Cabdilaahi Uurcadde
  3. Md Xuseen Axmed Caydiid
  4. Md Barkhad Jaamac Xirsi
  5. Xil. Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle
  6. Md Axmed Cabdilaahi Al-imaam
  7. Md Cabdi Guuleed Gaboobe
  8. Md Maxamed Xirsi Ismaaciil
  9. Dr Maxamed Siciid Gacamay
  10. Md Maxamed Saalax Cige
  11. Marwo Ifraax Xiis Kaahin
  12. Md Baashe Yuusuf Axmed
  13. Md Maxamed Cali Suudi

13 Marwo. Kinsi Xuseen Qawdhan

  1. Md. Axmed Yuusuf Nuur (Guruuje)

 

  1. Guddiga Abaabulka Iyo Xidhiidhka Gobollada
  2. Md Abiib Diiriye Nuur (Timacadde)
  3. Xil. Baar Siciid Faarax
  4. Md Axmed Cabdilaahi Xamarje
  5. Md Muuse Yuusuf Raabbi
  6. Md Cabdilaahi Axmed Daamur
  7. Md Aadan Axmed Cilmi (Dhoolayare)
  8. Md Xamse Cabdiraxmaan Khayre
  9. Md Cabdiraxmaan Jaamac Maxamed (Taarwale)
  10. Md Siciid Xaashi Cali Wayd
  11. Md Naasir Beddel Ismaaciil
  12. Md Siciid Muuse Cabdi (Bustaale)
  13. Md Xuseen Aadan Cadde
  14. Md Idiris Cabdi Maxamed
  15. Cali Axmed Cabdi (Cartan)
  16. Md Cismaan Afgaab Nuur

 

  1. Guddiga Khayraadka Dabiiciga ah
  2. Md Maxamed Baaruud Cali
  3. Md Cismaan Aw Aadan Faarax
  4. Md Aadan Axmed Warsame
  5. Md Maxamed Xuseen Siciid
  6. Sh. Saleebaan Sh. Cabdilaahi Muuse
  7. Md Daa’uud Xuseen Jaamac (Foodcadde)
  8. Md Cabdirisaaq Daahir Jaamac
  9. Md Cabdilaahi Digaale Cali
  10. Md Cawil Cabdi Xasan

10 Marwo Amran Xaashi Cabdi

 

  1. Guddiga Hawlaha Guud
  2. Md Cabdi Haybe Maxamed
  3. Md Xasan Cismaan Aw Aadan (Sabce)
  4. Md Nuuradiin Ibraahin Aw Cabdi (Diini)
  5. Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Axmed
  6. Mubaarig Cabdi Xasan
  7. Marwo Amaal Cabdiraxmaan Warfaa
  8. Md Maxamed Yuusuf Cabdi (Mataan)
  9. Marwo Ayaan Axmed Baashe
  10. Marwo. Khadiija Xaaji Ismaaciil Bandare
  11. Marwo. Caasha Maxamuud Dage
  12. Md Cabdiwali Maxamuud Faarax Budhyare).

 

ALLAA MAHAD LEH

Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro),

Guddoomiyaha xisbiga WADDANI