Araweelo News Network

s300

Moscow(ANN)Xukuumada Mosko ayaa sii wadda inay dhegaha ka furaysato dhaleecayn kasta oo looga soo jeediyo arimaha Suuriya, xilli ay xiisadda u dhexaysa maraykanka iyo ruushkuna ay cirka isku sii shareerayso waxana ruushku ku rakibeen gantaalaha difaaca cirka ee noocoodu yahay S=300 saldhigooda ciidan ee ay ku leeyihiin ay Magaalada darduus ee waqooyi galbeed dalka suuriya.