Araweelo News Network

mkaahinHargeysa(ANN) Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad ee Xisbiga KULMIYE, Muj Maxamed Kaahin Axmed, ayaa hadlay wadahadal u dhexeeyay garabka uu Hoggaamiyo jamaal Cali Xuseen ee xisbiga UCID, kadib markii Xisbiga UCID ku kala qaybsamay aragtiga hogaaminta mustaqbalka ee Xisbigaa.

Gudoomiye Ku xigeenka Koowaad ee Xisbiga KUlmiye, wuxuu meesha ka saaray in ay hakad galeen wadahadalka u socday Xisbiga KULMIYE iyo garabka Xisbiga UCID ee Jamaal Cali Xuseen.

Halkan ka daawo.