Araweelo News Network.

Buuhoodle(ANN)-Shacbiga Magaaladda Taariikhiga ah ee Buuhoodle, ayaa markii u horaysay isu soo bax taariikhiya oo lagu taageerayo qadiyadda Janhuuriyadda Somaliland.

Shacbiga, ayaa isu soo baxa ay ku muujinayeen rabitaanka aqoonsiga Somaliland ku taageeray doodda toddobaadkii hore Baaralaanka dalka Britain ku qaadaa dhigeen ahmiyadda ay juquraafi ahaan dunnida u leeyahay Somaliland.

Sidoo kale, waxa ay doodda xildhibaanada Britain ee uu hormoodka u ahaa Xildhibaan Gavin Williamson ku muujiyeen sida ay lagama maarmaanka u tahay in la aqoonsado soddon sannadood oo nabadgelyo, xasilooni iyo dimuqraadiyad ka jirtay Somaliland.

Muuqaalka Shacbiga Buuhoodle ku taageereen aqoonsiga Somaliland iyo doodda Baarlamaanka Britain ee qadiyadda Somaliland halkan ka Daawo.

Published by Araweelo News Network.

Fadlan la wadaag saaxiibadaa oo warbxinaha iyo wararka ay soo gudbiyaan shebekaddaha Araweelo News Network.

Follow us Twitter@Araweelonews

Facebook@AraweeloNews

instagram@araweelonews

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

info@araweelonews.com