Araweelo News Network

Hargeysa(ANN)-Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa shaaciyay in ay soo gaadheen waraaqihii cod bixita iyo agab kale oo doorashada Madaxtooyadda Somaliland ah, taas oo mudada loo Cayimay ay inaga xigaan wax ka yar 40 maalmood

Halkan ka Daawo Masuuliyiinta Komishanka oo ka hadlaya Qalabka soo gaadhay.