“Annigaa Qiraya In Somaliland Hagratay Reer Awdal” Saylici

 

#Araweelo_News_Network.

Hargeysa(ANN)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Saylici, ayaa sheegay in xukuumadda uu ka tirsanyahay xilligan iyo kuwii ka horeeyayba ay hagradeen dadka reer Awdal.

Cabdiraxmaan Saylici, wuxuu sheegay in aan marnaba gobolka Awdal lagu qaban gacan bir ah, isagoo hadalkiisa sabab uga dhigaya muddaharaadyada ka socday Magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal.

Munaasibaddii Ciidal Fidriga, ayuu Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, wuxuu sheegay in shacbiga Somaliland yihiin dad gob ah, balse aannay helin madax wanaagsan oo daacad ah.

Hase yeeshee, wuxuu mar kale ka hadlay arrintaa isagoo tilmaamay in uu qirayo tabashada ay qabaan dadka reer Awdal.

Muuqaalkan ka Daawo.

Please share with your friends the news and information provided by   Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

https://mursaljamasspace.quora.com/

YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews

Araweelo News Network.

www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/ 

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

info@araweelonews.com