“Soddonkaa Sammo Adaan Muusoow Dalka Kaa Horjoogay” Guddoomiye Faysal.

#Araweelo_News_Network.

 

Hargeysa(ANN)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa Madaxweue Biixi ku eeddeeyay inuu sumcadii Somaliland dilay, isla markaana gaadhsiiyay meel fashil ah.

Guddoomiye Fausal, oo daba socday  hadal Madaxweynuhu kusoo qaaday khudbaddii uu ka jeediyay labada golle, taas oo uu Guddoomiye Faysal ku duray.

 

“Anniga wuxuu yidhi, soddon sanno ayuu joogay, waar sodoodnkaa adaan dalka kaa horjoogay,  waa lay doortay, addigu Afartan sammadood waxa lagugu xusuusto Muusoow  lagaama hayo, Somaliland waxaad u keentay magac xumo. Annagoo haybad leh, oo ciidankayaga nalaga baqo oo Soomaali oo dhan, ayaa nala leeyahay waar ma sidaas ayaa ahaydeen.” ayuu yidhi, Guddoomiye Faysal Cali Waraabe.

Muuqaalkan Ka Daawo Faysal Oo arrimo Baddan Ka Hadlay

 

 

Please share with your friends the news and information provided by   Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

https://mursaljamasspace.quora.com/

YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews

Araweelo News Network.

www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/ 

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

info@araweelonews.com