Share this:

" />
Telesom Dahabshiil

Somaliland: Xuska 28-guurada 18 May Daawo

Munaasibada Xuska 28-guurada 18 May

Hargeysa(ANN)-Xuska munaasibada sannad-guurada 28aad ee 18-ka May, ayaa ka dhacday barxada loo qorsheeyay ee Afaafka dhismaha wasaarada Isgaadhsiinta, halkaas oo sannadkan loo qorsheeyay khudbadaha munaasibada in ay ka jeediyaan Madaxweynaha Qaranka iyo Masuuliyiinta kale ee ka hadlay munaasibada.

sannad-guurada 28aad ee 18-ka May oo sannad walba laga xuso guud ahaan Somaliland iyo dhamaan Jaaliyadaha ay Somaliland ku leedahay dalka dibbadiisa, waa maalin qiime weyn ku fadhida oo lagu muujiyo markii Somaliland lasoo noqotay madax-banaanideeda 18, May 1991, isla markaana ka baxday Midawgii lagu hungoobay ee 26 Jun 1960, ee uu ka dhashay dalkii laysku odhan jiray Jamhuuriyadii Dumuqraadiga Soomaaliya.

Halkan Ka Daawo munaasibada oo dhamaystiran

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

Araweelo is an Associated Network News, The most trusted source for news & Political,investigator report,Human Rights Issues,Educations,Social and Democracy ,Latest News Horn of Africa. runs Arraale Mohamoud Jama Freelance Journalist and Human Rights Activist based in Somaliland.

Chat with us on WhatsApp