Araweelo News Network

#Xamse Khayre Oo Ka Mid Ah Murrashaxiinta Ku Dhololaya Hanashada Kuraasta Gollaha Wakiiladda Somaliland Oo Ka Hadlay Qorshihiisa

Hargeysa(ANN)-Guddoomiyihii Kaanbaynka Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, doorashadii Madaxtooyadda Somaliland ee 2017, Xamse Khayre oo sidoo kale ka mid ah dhalinyarada aqoonyaahanka ah ee Somaliland, ayaa ka hadlay sababta murrashaxnimadiisa gollaha wakiiladda ee xisbiga WADDANI.

 

Xamse Khayre oo u sharaxan gollaha wakiiladda Somaliland ayaa lagu waraystay Barnaamijka xulo xildhibaankaaga ee Telefishanka SAAB, kaas oo murrashaxiinta la doonayo in lagu weydiiyo hankooda murrashaxnimo marka la gaadho doorashooyinka Somalilland ee gollayaasha Wakiiladda iyo Deegaanka.

Barnaamijka lagu waraystay Xamse Khayre ee SAABTv halkan ka Daawo.