Araweelo News Network

 

Guddomiyaha KULMIYE Muuse Biixi

Hargeysa(ANN)-Xisbiga KULMIYE , ayaa soo saaray Liiiska Magacyada guddiyada Afar Gobol oo loo xil  saaray  kaanbaynka Ololaha doorashada madaxweynaha.

sidaana waxa lagu sheegay qoraal uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha Xisbiga, Isla markaana ah murrashaxa Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, kaas oo u qornaa sidan:-

 

“Ujeeddo: Magacaabista Guddiyada Ololaha Gobollada Xisbiga KULMIYE

Kadib markii aan arkay muhiimadda Guddiyadda Ololaha Gobolladu u leeyihiin habsami-u-socodka iyo hufnaanta maamulka ololaha doorashada ee Xisbiga KULMIYE, waxa loo magacaabay in xubnaha hoos ku qoran ay noqdaan Guddiyadda Ololaha Gobollada ee Xisbiga KULMIYE, laga bilaabo maanta oo ay bishu tahay 30ka September, 2017. Gobollada dhiman waxa la soo magacaabi doonaa dhawaan.

Gobolka Maroodi-jeex:
1.
2. Axmed Cabdi Kijaandhe – Guddoomiye
3. Cabdillaahi Faarax Cabdi – Guddoomiye Ku Xigeen
4. Maxamed Iid Dhimbiil
5. Maxamed Aw Aadan Wayrax
6. Cabdillaahi Ismaaciil Cabdi
7. Maxamed Axmed Caalin (Tiimbaro)
8. Rashiid Axmed Diiriye (Casayr)
9. Maxamuud Jaamac Warfaa
10. Eng. Xusseen Ibraahim Buuni
11. Cabdirahman Cismaan Caalin
12. Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid
13. Cabdillaahi Cabdi Cige
14. Maxamed Cabdi Cismaan (Jiir)
15. Axmed Cabdi Daad (Suudi)
16. Cismaan Cabdillaahi Hirad
17. Yuusuf Cismaan Jaan-yar
18. Ilyaas Xusseen Jaamac
19. Cabdixakiim Siciid Bustaale
20. Sitiin Xasan Jaamac
21. Yurub Abiib Cabdi
22. Faadumo Yuusuf Cismaan
23. Kiin Xusseen Madar
24. Nasra Maxamed Cabdillaahi

Gobolka Togdheer:
1.
2. Jaamac X. Axmed Cabdi – Guddoomiye
3. Mustafe Maxamed Axmed – Guddoomiye Ku Xigeen
4. Xasan Cabdillaahi Axmed (Xasan Mataan)
5. Maxamed Cabdiraxmaan Buraale
6. Dayib Xasan Axmed
7. Maxamuud Ismaaciil Bede
8. Cabdillaahi Ismaaciil Faarax
9. Mubaarak Ismail Xaaji Aadam
10. Saleebaan Cabdi X. Cabdillaahi
11. Yuusuf Maxamed Cariish
12. Aadam Ciise Maxamed
13. Faarax Ismaaciil Shire
14. Fawsi Cabdillaahi Dirir
15. Cabdinaasir Axmed Xirsi
16. Maxamed Cabdillaahi Siciid
17. Mubaarak Yuusuf Cilmi
18. Mahad Maxamed Cawaale
19. Cabdiqani Axmed Khaliif
20. Mubaarak Cabdi Qaybdiid
21. Farxaan Maxamed Cabdi
22. Cabdi Axmed Siciid
23. Cabdoo Axmed Aayir
24. Xasan Cismaan Ismaaciil
25. Deeqa Maxamed Biixi
26. Busaad Siciid Kabadhe
27. Xaliimo Xuseen Yuusuf
28. Sabaad Aar Kaahin
29. Nuura Yaasiin Cali

Gobolka Awdal:
1.
2. Axmed Xaaji Daahir Cilmi – Guddoomiye
3. Maxamed Ibraahim Madaar – Guddoomiye Ku Xigeen
4. Cabdiqaadir Daahir Axmed
5. Axmed Yaasiin Sh. Cali Ayaanle
6. Maxamed Cabdillaahi Obsiiye
7. Cabdillaahi Ibraahim Habane
8. Cabdirisaaq Waaberi Rooble
9. Mustafe Faarax Abraar
10. Cismaan Xasan Aw Cali
11. Mahdi Xusseen Cadar
12. Muuse Cismaan Dhagowayne
13. Ayaan Cali Cumar
14. Cali Xaamud Jibriil
15. Khadra Ibraahim Cabdalle
16. Cabdi Siciid Faahiye
17. Maxamed Dayib Sh. Jaamac
18. Nuux Daahir Camuud
19. Mustafe Cali Nuur
20. Maxamed Xusseen Maydhane
21. Hibo Maxamed Dheere
22. Rooda Cali Nuur
23. Siraad Cabdillaahi Cilmi
24. Deeqa Faarax Cadaawe
25. Raxma Cabdi Dhimbiil

Gobolka Saaxil:
1.
2. Cabdillaahi Abokor Cismaan – Guddoomiye
3. Maxamed Rooble Diiriye – Guddoomiye Ku Xigeen
4. Yuusuf Axmed Maxamed (Halac)
5. Cumar Aadan Kaahin
6. Xusseen Jaamac Warsame
7. Mustafe Xasan Cismaan
8. Cabdiraxmaan Cawil Xasan
9. Maxamed Cumar Axmed
10. Ibraahim X. Cabdi Cilmi (Duufaan)
11. Cismaan Cabdi Barkhadle
12. Cali Ciise Xaaji Xirsi
13. Yuusuf Cali Nuur
14. Rooda Axmed Yaasiin
15. Khadar Maxamed Taako
16. Maxamed Cabdillaahi Cabdi
17. Mawliid Aadan Jaamac
18. Cabdirashiid Cabdillaahi Muuse
19. Xaliimo Xusseen Yuusuf
20. Maxamed Daahir Xasan
21. Cali Jaamac Carraale (Cali Qaran)
22. Maxamed Axmed Ismaaciil
23. Cabdillaahi Cali Xirsi
24. Maxamed X.Maxamuud Maxamed

Fiiro – gaar ah: Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ee Gobol kasta, waxa uu noqonayaa Xoghayaha Guddida Ololaha ee isla Gobol ka.

ALLAA MAHAD LEH
Muuse Biixi Cabdi
______________________________________________