cukuse1Hargeysa(ANN)Xukuumadda Somaliland, ayaa jawaab ka bixisay dhawaaq kasoo yeedhay Xukuumadda Somalia, kaas oo lagu weeraray qaranimadeeda. Kadib shirkii madaxda Somalia uga furmay sabtidii magaalada Muqdisho ee natiijadiisu noqotay bur-burka.

Xukuumadda Somaliland oo daba socotay dhawaaq kasoo baxay furitaankii shirkaa Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo ku waajahnaa Somaliland, waxa jawaab ka bixiyay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Somaliland Cabdullaahi Maxamed Daahir Cukuse oo maanta oo Shir Jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa magaalada Hargeysa.

Jawaabta Xukuumadda Somaliland ee ku waajahan Maamulka taagta daran ee Somalia, halkan ka Daawo.

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews