Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: December 2014

Total 123 Posts

Ergayga Qaramada Midoobay Ee Somalia Nicholas Kay Oo Ka Hadlay Raysal Wasaaraha La Eryay

Hargeysa(ANN)Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia Sir. Nicholas Kay, ayaa ka hadlay dareenkooda ku waajahan isbedelka Siyaasada Somalia. kadib markii Baarlamaanku xilkii ka qaaday Raysal Wasaare Cabdiweli oo khilaaf weyn oo u dhexeeyay Madaxweynaha Somalia Xasan uu

Kooxda Daamul-jadiid Ee Xasan Sheekh Oo U Awood Sheegatay Raysal Wasaare Cabdiweli Oo Baarlamaanku Daaqada Ka Saaray

Mogadishu(ANN)Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa codka kalsoonida u qaaday Xukuumadda Raysal Wasaare Cabdiweli Sheekh Xasan. Kadib markii muran iyo khilaaf muddooyinkan u dhexeeyay Madaxweynaha uu sababay in mooshin ka dhan ah loo gudbiyay Baarlamanka, kaas oo suurta geli waayay laba fadhi

Xukuumadda Somaliland Oo Ugu Baaqday Kaalmaha Shidaalka Inay Qiimaha Ka Dhimaan Dadka Kana Digay Shidaalka Xabagta Leh

                  Hargeysa(ANN)Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa ugu baaqday Kaalmaha ka ganacsada Shidaalka inay qiimaha ka dhimaan dadka oo ay u naxariistaan. Sidaana waxa sheegay Maareeyaha Haammaha Shidaalka Berbera Sheekh Saleebaan oo maanta Warbaahinta

Boobka Khayraadka Dalka Iyo Calaamatu Su’aal Saaran Qaabka Xukuumadda Somaliland U Maamushay Heshiisyada Shidaalka. Qaybbtii 5aad

Qaybtan waxaynu kusoo qaadanaynaa nooca Afraad ee heshiisyada oo ah (Service Contract ), kaas oo dhexmara shirakad, ama shaqsiyaad iyo Xukuumadda, isla markaana mararka qaar loogu yeedho (Technical Service Agreement), heshiish addeeg iyo farsamo, wuxuuna inta badan noqdaa mid heshiis

Ururka Maayarada Somaliland Oo Hambalyo U Diray Maayarka Magaalada Magaaladda Taariikhiga Ah Ee Maydh Xuseen Sh.C/raxmaan Sh.Siciid Maydh iyo Marwadiisa

                  Gudoomiyaha Ururka Maayaradda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco oo ah Maayar-ka caasimadda Somaliland, Gudoomiye ku xigeenka Ururka Maayaradda Somaliland Saleebaan Xasan Xaddi , Xoghayaha Ururka Maayaradda Somaliland C/qaadir jaamac Saalax. Maayarka

Suldaan Isu Bedelay Hoggaamiye Kooxeed Oo Ku Dhawaaqay Inay Ka Go’ayaan Somaliland Dadka Gobolka Awadal

                  Boorrama(ANN)Suldaan Abuubakar Wabar oo ka mid ah Madaxdhaqameedka Gobolka Awadal, ayaa sheegay inay ka noqdeen wixii hadda ka danbeeya ka mid ahaanshaha Somaliland, wuxuuna sheegay in ay la mid noqonayaan gobolada

Dawlada Kenya Oo Xabsiga U Taxaabtay Ku Dhowaad Boqol Qof U Dhashay Dalka China

Nairobi(ANN)Xukuumadda Dalka Kenya, ayaa xabsiga u taxaabtay ku dhowaad Boqol qof oo u dhashay Dalka China, kuwaas oo sifo sharci ah ku joogay dalkeeda. Hawlagalo Ciidamadda Dalka Kenya maalmihii u danbeeyay ka wadeen guddaha Caasimada Dalkaa ee Nairobi, ayaa lagu

Xildhibaano Lagu Khaarajiyay Muqdisho

          Mogadishu(ANN)Koox dablay hubaysan, ayaa weerar ku qaaday Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Somalia, kuwaas oo tacshiirado rasaas ah la beegsaday, waxaana sida ay wararka hordhaca ah sheegayan weerarkaa ku dhintay Xildhibaan Mayor Mustaf iyo Afar qof

Al-shaab Oo Sheegtay In Ay Diyaarad Kusoo Rideen Koonfurta Somalia

Kismaayo(ANN)Xarakada Al-shabaab, ayaa sheegtay inay soo rideen Diyaarad Kuwa Ciidamadda Milateriga Kenya ee loo yaqaan Miigga, taas oo kusoo dhacday meel qiyaastii 30 -40Km u jirta Magaalada Kismaayo. Diyaaradda, ayaa weeraro dhinaca Cirka ah oo duqayn ah ka fulisay deegaankaa.

Cudurka Ebola Oo Soo Gaadhay Bariga Afrika kadib Daraasiin Qof Oo Ku Nafwaayay

Khartoum(ANN)Cudurka Dilaaga ah ee Ebola ayaa lagu arkay Dalka Bariga Afrika ee Koonfurta Soodaan ee Jubba, waxaana heegan la geliyay Dalka Suudaan ee ay kala go’een, iyadoo Laamaha ka shaqeeya dhinaca Caafimaadka heegan sare la geliyay. kadib markii la helay