Month: January 2015
Madaxweynaha Somalia Oo Cadeeyay Inay Golaha Wasiiradda Cusub Kusoo Noqonayaan Xubnihii Muranku Ka Taagnaa Iyo Baarlamaanka Oo Mawqif Hanjabaad Ah Ka Qaatay
Mogadishu(ANN)Madaxweyne Mudane Xassan Shiikh Maxamuud oo caddeeyey inuu soo celin doono qaar kamid ah wasiiraddii ay saaxiibada ahaayeen ee qaarkood hore u qirteen inay xilkooda gudan waayeen. Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa si badheedha ah u shaaciyay in xubnaha ay saaxiibadda
Cajiib: Haweenay Dareenka Cabsidu ka Maqan Yahay
Washington(ANN)Haweenay u dhalatya dalka Maraykanka oo 44 jir ah, ayaa dhammaan dareemaha cabsidu ka maqan yihiin, iyadoo xataa haddii si kasta looga bajiyo aan wax baqdin ah dareemin. Gabadhan ayaa uu la soo darisay xannuun dunnida nadir ku ah oo
Cuntooyin u Wanaagsan Caafimaadka Indhaha
Dad baddan waxay ka cawdaan xannuunada indhaha ku dhaca oo badankooda ka kaxeeya aragga dhaw iyo ka fog labadaba, sidaa darteed waxa jira cuntooyin ka hortaga dhibaatooyinka bani’aadamka ka soo wajaha dhinaca aragga. Maadaama indhuhu ka mid yihiin xubnaha ugu
Nooca Dhiigga ee Lammaanaha oo Saamayn ku Yeesha Xidhiidhkooda Jacayl Qaybtii 4aad
Lammaanaha Haweenayda Dhiiggeedu AB tahay, Saygeeduna A: Haddii ay is guursadaan lammaane haweenaydu AB tahay, ninkuna A waxay noqdaan laba qof oo si fudud isugu soo dhawaada, balse waxay ku kala badan yihiin hadba siday isu jecel yihiin oo mid
Daawo: Horumarka Dekedda Caalamiga Ah Ee Berbera
Berbera(ANN)Dekedda Caalamiga ah ee Berbera, ayaa ku talaabsatay horumar la taaban karo, maamulka Dekedda Eng. Cali Xoor Xoor Maareeyaha Dekedda iyo Maareeye ku Xigeenka Cumar Abakor oo sanadii u danbeeyay ku mashquulsanaa sidii horumar iyo balaadhin loogu samayn lahaa dekedda,
Si Cilmiyeysan ha Looga Fekero Nidaamka Waddo-marista Hargeysa. By,Maadhiin Tuyuub
Tan iyo markii uu soo baxay amarkii Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland ka soo saaray isbeddelka nidaamka waddo-marista Hargeysa, waxa dhacay jaha-wareer iyo shilal badan oo ka dhacay caasimadda, iyadoo dadka baabuurtoodu isku dhacday isku qabsadeen in mid walba sax yahay
Islaamka iyo Cilmiga Sayniska. By. Abdullaahi beershiya Qaybtii 12aad
Ali Ibn Rabban Al-Tabari Ali Bin Rabban oo caan ku ahaa naanaysta Abu Al Hassan, magaciisa oo dhammaystiran wuxuu ahaa AbuAl Hassan Ali Bin Sahl Rabban Al Tabari, waxaannu dhashay sannadkii 838kii C.E. Aabbihii wuxuu ka soo jeeday qoys Yuhuud
Madaxweynaha Turkiga Oo Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Dawladiisu Ka Hirgelisay Muqdisho
Mogadishu(ANN)Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan iyo wefdi uu hoggaaminayo oo booqasho gaaban ku tegey Magaalada Muqdisho ee xarunta Somalia, ayaa xadhiga ka jaray Mashaariic ay dawladiisu ka horgelisay oo qayb ka ah qorshaha dib u dhiska Somalia. Madaxweyne Recep
Dawo sida Cadarka la Iskugu Buufinayo oo Kinniinka Hurdada Lagu Beddelayo
Washington(ANN) Khabiir u dhashay Dalka Maraykanka, ayaa soo bandhigay Cadar, ama Baarafuun dawo ahaan loo isticmaalayo oo wax ka taraya Hurdada, kaas oo bedelaya Kiniinka hore bini aadamku ugu isticmaali jireen huradad marka ay dareemaan hurdo yaraanta. Hase yeeshee waxa
Fallanqaynta Shaqsiyada, Nolosha iyo Siyaasadda Boqorka Cusub ee Sucuudiga? By. Ibraahim Khadar Siciid
Salman Bin Cabdulcasiis waa ninka noqday boqorka cusub ee boqortooyada Sucuudiga, waxaannu dhaxaltooyada hoggaaminta boqortooyada kala wareegay walaalkiisa ay isku aabbaha yihiin boqor Cabdullah Bin Abdulcasiis Al Saud oo geeriyooday 23 Janaury, 2015kii, kadib markii uu xannuunka oof-wareenka in badan