Month: June 2015
Qaraxyo Waaweyn Oo Gilgilay Magaalada Sanca Ee Yemen
Sanca(ANN)Qaraxyo waaweyn oo khasaare dhliyay ayaa gilgilay magaalada Sanca ee Caasimada Yemen ee dagaaladu ka socdaan, wararka ayaa sheegaya in dad ka baddan 50 qof ku dhinteen Afar qarax oo lala beegsaday dhisme weyn oo xarun u ah Xuutiyiinta iyo
“Mararka qaarkood wax yar oo aad qabato ayaa waxtar weyn yeelan kara” ALNuuR Furniture
Hargeysa (ANN)Shirkadda ugu weyn dalka ee ka ganacsata agabka Guryaha iyo qalabka Xafiisyada ee ALNuuR Furniture ayaa ka hadashay doorka ay ku leedahay shaqo abuurka dhallinyarada dalka. “Mararka qaarkood wax yar oo aad qabato ayaa waxtar weyn yeelan kara” Sidaa
Shirkadda Daabacaadda Casriga Ah Ee SAGALJET Oo Deeq Gaadhiisay Xarumaha Aggoomaha, Xabsiga Dhexe Iyo Cusbitaalka Dhimirka Hargeysa
Hargeysa(ANN)Shirkadda Daabacaadda xayaysiisyada casriga ah ee SAGALJET oo xaruntoodu tahay magaalada Hargeysa, ayaa deeq ka kooban timir ku caawiyay xarumaha kala ah Cusbitaalka Dhimirka, Xarunta Agoomaha iyo xabsiga dhexe ee Caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Deeqda Timirta ah oo ahayd loogu
Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Hadlay Curashada Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Oo Dunida Islaamka inteeda Baddan Ka Kowsatay
Hargeysa(ANN)Bisha Barakayan ee Rmadaan ayàa lagaga dhawaaqay Somaliland, geyiga Soomaalida iyo dunida islaamka inteeda baddan. Kadib markii ay Bisha Shabcaan ku buuxsantay Arbacadii 30, taas oo ku beegan tàariikhda Miilaadiga 17 Jun 2015. Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay curashada Bisha
Guddoomiyaha Gobolka Xaysimo Oo Ugu Baaqay Xukuumadda Somaliland In La Dhamaystiro Hawsha Nabadaynta Taleex
Taleex(ANN)Guddoomiyaha Gobolka Xaysimo ee xaruntiisu tahay magaalada Taariikhiga ah ee Taleex Cabdirashiid Maxamuud Xiir, ayaa ugu baaqay xukuumadda Somaliland in la dhamaystiro arrinta nabadaynta Taleex, taas oo uu sheegay in Xukuumaddu door muhiim ah ka qaadatay sidii loo soo afjari
Madaxweyne Siilaanyo Iyo Guddoomiyaha WADDANI Oo Ka Hadlay Ganacsade Ka Mid Ahaa Saamilayda Ugu Waaweyn Shirkadda Telesom Oo Ku Geeriyooday Hargeysa
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo guddoomiyaha Golaha Wakiillada, isla markaana ah hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa ka hadlay geerida Marxuum Suldaan Maxamed Xasan Ibraahim (Fidhin) oo ka mid ahaa Ganacsade ka mid
Madaxweynihii La Afgenbiyay Ee Masar Iyo Sideetan Qof Oo Ay Ku Jiraan Mufdigii Ugu Weynaa Ururka Ikhwaanka Oo Del-delaad Lagu Xukumay
Qahira(ANN)Madaxweynihii hore ee dalka Maxamed Mursi ee xukunka laga tuuray markii Milateriga dalka Masar inqilaabeen ayaa lagu xukumay xukun del-delaad ah isaga iyo sideetan qof oo ay ku jiraan Mufdiga u weyn Ururka Ikhwaan muslimiinta dalka Masar Sheekh Maxamed Badiic
Bissad Ka Haajirtay Afrika Oo Safarkeeda Tahriibtu Soo Jiitay Warbaahinta Aduunka Marki AyGashay Dalka Talyaaniga
Rome(ANN)Warbaahinta reer galbeedka, ayaa soo bandhigtay Bissad yar oo ka tahriibtay Afrika, isla markaana ku guulaysatay inay inay u haajirto dalalka qaarada Yurub. Kadib markii Bissadaa oo lath magcaabo Lola gashay dalka Talyaaniga. Bissada ayaa ka haajirtay dalka Sudan, waxayna
Lola the cat survives migrant crossing to Italy
ROME — Reuters(ANN) A cat which accompanied her owner across the desert from Sudan to Libya and then on a migrant boat to Italy has been taken into quarantine on the island of Lampedusa after authorities promised to reunite the
Omar Al-Bashir Madaxweynaha Sudan Oo Ku Laabtay Dalkiisa Kadib Markii Uu Ka Badbaaday Xayiraad Dalka Koonfur Afrika Lagu Saaray
Khartoom(ANN) Madaxweyna Dalka Sudan Omar Hassan Al-bashiir, ayaa ku laabtay dalkiisa kadib markii uu ka badbaaday xayiraad ay saartay Maxkamad sare ee dalka Koofur Afrika, isagoo booqasho ku jooga dalkaa, isla markaana ka qaybgalay shirka Ururka Midawga Afrika ee ka