Month: August 2015
Wasiirka Caafimaadka Somaliland Xagla-toosiye Oo Gaadhay Buuhoodle Uguna Baaqay Cali Khaliif Galaydh Inuu ka Baxo Magaalada
Buuhoodle(ANN)Wefti balaadhan oo uu hogaaminayey Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Somaliland Axmed Xaglo-Toosiye ayaa si balaashan loogu soo magaalada Buuhoodle maanta oo axad ah. dadweyne bulshada iyo maamulka gobolka iyo degmada ayaa weftiga wasiirka kaga hor yimid deegaanka kalshaale oo 35 Km dhanka W/Galbeed ka
Human Rights Watch Oo Canbaaraysay Gabood-falada Ciidamada AMISOM Ku Laayaan Dadka Shacbka Ah Ee Soomaalida
New York(ANN)Hay’adda Xuquuqda Aadamaha ee Human Rights Watch ayaa si adag uga hadashay gabood-faladii u danbeeyay ee Ciidamada AMISOM ku laayeen dadka Shacabka ah ee Magaalooyinka Marka iyo Hiiraan, waxayna warbixin lagu canbaareeyay dilalkaa ku sheegtay in ciidamada AMISOM ay
Booliska Canada Oo Shaaciyay Magacyada Nin Soomaali Ah Oo La Waayay Iyo Nin Lala Xidhiidhiyay In Uu Khaarajiyay
Calgary(ANN)Booliska Dalka Canada ayaa sheegay in Cabdirashiid Rashka Diihaal oo ahaa Soomaalida ku dhaqan dalka Canada, isla markaana ka soo jeeday deegaanka Sool ee Somaliland laga waayey magaalada Brooks ee gobolka Calgary ee dalka Canada dhamaadkii Bishii hore ee July.
Daacish oo Jabsaday Kombuyuutarrada Lagu Kaydiyo Macluumaadka Millatariga Maraykanka iyo Australia
London (ANN)Ururka Dawladda Islaamiga ah ee Suuriya iyo Ciraaq oo la yidhaa ISIL ama Daacish, ayaa jabsaday macluumaadka waaxda shaqaalaha ee ciidanka difaaca dalka Australia, kuwaasoo helay xogo badan oo faahfaahin ka bixinaya tafaasiisha saraakiil ciidan iyo hawlwadeenno badan oo
Gabadh Ku Guulaysatay Bakhtiyaa Nasiib, Kadib $9 Milyan oo ka Mid ah Bay ku Dammiinatay Nin ay Jeclaatay
Gabadhan jacaylku hayo, ayaa la sheegay inay ku guulaysatay baqtiyaa-nasiib dhan $188 milyan oo dollar, balse waxa xaqeeda noqday, loona saafi yeelay $88 milyan oo doollar, markii laga jaray cashuuro badan oo gaadhay ilaa $100 milyan, waxayna qayb ka mid
Wiil 3 Jir ah oo Noqday Maayirka Tuulo ku Taal Maraykanka
Washington(ANN)Wiil yar oo 3 jir ah, ayaa walaalkii oo saddex sanno ka weyn kaga guulaystay inuu noqdo maayirka tuulo ku taal koonfurta Minnesota ee dalka Maraykanka, kaasoo taariikhda ku galay maayirkii ugu da’da yaraa ee loo dhiibo xukunka degaan lagu
Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Hanjabaad Ka Horgeeyay Mooshinka Xilka Lagaga Xayuubinayo Iyo Raysal Wasaare Sharmaarke Oo Taageeray Mooshinka
Muqdisho(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Somalia Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa si adag uga hadlay mooshinka la doonayo in xilka lagaga xayuubiyo ee loo gudbiyay Baaralaanka Federaalka, wuxuuna mu tilmaamay mid ujeedooyin gaar ah ay ka leehiniin shaqsiyaad kooban oo uu
Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee TELESOM oo Dib u Casriyey Ku Samayn Doonta Garoonka Kubadda Cagta ee Hargeysa Stadium
Hargeysa (ANN) Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee TELESOM ayaa maanta shaaca ka qaaday inay dib u casriyeyn casri ah ku samayn doonto garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Stadium, waxaanay ka shaaciysay munaasibada ka qabsoontay maanta garoonka. Munaasibaddan lagu shaacinaayey mashruucan
Baarlamaanka Somalia Oo Mooshin Ka Dhan Ah Xukuumadda Madaxweyne Xasan Sheekh Loo Gudbiyay Iyo Mudanayaal Ka Hadlay
Muqdisho(ANN)Ku dhowaad kala badh xildhibaanada Baarlamaanka Somalia, ayaa u gudbiyay Shir Gudoonka Mooshin ka dhan ah Madaxweyne Xasan Sheekh iyo xukuumaddiisa, kaas oo la doonayo in xilka laga xayuubiyo. Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya,
Gabadh Uu Dhalay Siyaasigii Aqoonyahanka Ahaa Ee Marxuum Maxmuud Saalax Nuur Fagadhe Oo La Kulantay Madaxweyne Siilaanyo Iyo Shucuurta Darreenkeeda
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland . Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shalay Xafiiskiisa ku qaabilay Qoyska uu ka tagay Alle ha u naxariistee Safiirkii hore ee Somaliland u fadhiyay Dalka Faransiiska Maxamuud Saalax Nuur (Fagadhe), kuwaas oo ay ku jirto gabadh 15-jir ah