Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: September 2015

Total 78 Posts

Madaxweynihii Masaafurka Ku Maqnaa Ee Dalka Yemen Oo Dalalka Khaliijku Ka Dejiyeen Magaalada Koonfurta Ee Caddan

Yemen-Adan(ANN)Madaxweynii Dalka Yemen ee Dagaaladu hadheeyeen Cabdirabbo Mansuur Al-Haddi ayaa laga dejiyay Magaalada dhinaca Koonfurta ah ee Caddan. Kadib markii uu muddo dhawr bilood ah masaafur ku joogay dalka Sucuudiga. Madaxweyne Cabdirabbo oo Lix bilood ka hor laga caydhiyay Dalka

Qoraal Uu Ku Saxeexanyahay Guddomiyaha KULMIYE Oo Kasoo Baxay Qasriga Madaxtooyadda Somnaliland

Hargeysa(ANN)Qasriga Madaxtooyaddà Somaliland ayaa laga soo saaray qoraal ay wada jir usoo saareen Xukuumadda iyo hoggaanka Xisbul xaakimka oo uu ku saxeexànyahay Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi. Qoraalkaa oo lagaga hadlay arrimo dhawaaqa làgu muddeeyay shirka gollaha dhexe ee

Shirka Golaha Dhexe Ee KULMIYE Oo Lagu Dhawaaqay

Hargeysa(ANN)Shirka golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE, ayaa si rasmi ah loogu dhawaaqay maanta. kadib kulan balaadhan oo ka dhacay Qasriga Madaxtooyadda Somaliland, kaas oo ay ka qayb galeen Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo, Madaxweyne  ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Seylici iyo hoggaanka Xisbiga

Al-shabaab Oo Saraakiil Ajaanib Ah Ku Sadqaysay Villa Somalia Xilli Madaxda Dawlada Iyo Kuwo Beesha Caalamku Ku Sugnaayeen Madaxtooyadda

Somalia: Mogadishu(ANN)Villa Somalia, warar hordhac ayaa sheegaya in qarax weyn oo caawa caweyskii gil-gilay xarunta Madaxtooyadda Somalia uu sababay Khasaara xooggan. Kadib markii gaadhi waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ku holcay afaafka hore ee Madaxtooyadda oo ay ku sugnaayeen xiligaa

Somaliland: Xukuumad U Xuub-siibatay Ganacsato, Golle Dillaaliin Ah Iyo Guurti Garrab Taaggan

By Arraale M. Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. Xaallad siyaasadeed iyo xiisad ayaa maalmihii u danbeeyay ka dhextaagnayd qasriga Madaxtooyadda Somaliland iyo aqalka ay jaarka yihiin ee golaha wakiilada, taas oo ka dhalatay qorshe xukuumaddu ku doonayso in

Xukuumadda Somaliland Jawaab Ka Bixisay Dhawaaq Qaranimadeeda Lagu Weeraray Daawo Jawaabta Somalia

Hargeysa(ANN)Xukuumadda Somaliland, ayaa jawaab ka bixisay dhawaaq kasoo yeedhay Xukuumadda Somalia, kaas oo lagu weeraray qaranimadeeda. Kadib shirkii madaxda Somalia uga furmay sabtidii magaalada Muqdisho ee natiijadiisu noqotay bur-burka. Xukuumadda Somaliland oo daba socotay dhawaaq kasoo baxay furitaankii shirkaa Madaxweynaha

Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo Dalka Imaaraadka Carabta Dhanbaal Tacsi Ah u Diray

Hargeysa(ANN)Safiirka Somaliland u qaabilsan dalka Imaaraadka Carabta Mr. Baashe Cawil ayaa sheegay inuu maanta u gudbiyey xukuumada Imaaraadka Carabta tacsi Madaxweynaha Somaliland ugu diray geeridii Sheekh Rashiid bin Maxamed bin Makhtuum. Mr. Baashe Cawil oo ku sugan magaalada Dubai ayaa

Daah-fur loo Sameeyey Mashruuca Biyo-ballaadhinta Hargeysa Iyo Madaxweyne Siilaanyo oo ka Qaybgalay

Hargeysa (ANN) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa ka qaybgalay daah-fur loo sameeyey mashruuca biyo-ballaadhinta caasimadda Hargeysa ee deegaanka Geed-deeble oo maraya dhigista beeb cusub iyo ceelal dheeraad ah. Madaxweynaha oo ay wehelinayeen masuuliyiin ka tirsan dawladda iyo

Raysal Wasaaraha Somalia Oo Ka Qaybgalay Kulan

Mogadushu(ANN)Ray’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke iyo wakiilka Q/midoobay u qaabilsan Soomaaliya Amb. Nicholas Kay ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad lagu xusayay maalinta nabadda adduunka, taasoo sanadkaan halku dhegeedu ahaa “Aan ku midowno Nabadda”. Munaasabadan ayaa waxaa

Madaxtooyadda Oo Magcaabis Iyo isku Bedel Samaysay

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3606/092015 isku bedel iyo magacaabid uu ku sameeyey qaar ka mida Agaasimeyaasha guud ee wasaaraddaha Jamhuuriyada Somaliland. madaxweynuhu:- Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad, Xarafka (kh)