Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: November 2015

Total 87 Posts

London:Tower Hamlets City Council Today To Endorse the Recognition of Somaliland

By.Mahamad Abdi Duale London(ANN)Somaliland communities have lived in the Borough of Tower Hamlet since the turn of the country, the community played a huge part in the life of the borough. tower hamlets city council today endorsed Somaliland Recognition The

Dawladda Kanada Oo Joojisay Xeer Lagu Mamnuucayey Xidhashada Niqaamka

Ottawa(ANN)Xukuumadda cusub ee dalka Kanada (Canada) ee waqooyiga Qaaradda Ameerika, ayaa dib uga joogsatay racfaan ay Maxkamadda Sare kaga go’aaminaysay in la mamnuuco gebi ahaan xidhashada niqaamka oo ay isku asturaan haweenka islaamka ah, kaasoo dhawaan golaha sharci-dejinta ee dalkaas

Hawlgalo Ciidamada Amaanka Faransiisku Ka Fuliyeen Paris Oo Khasaare Dhaliyay Iyo Weeraro Aargudasho Ah

Paris(ANN)Xoogaga ammaanka, ee faransiiska ayaa weeraray saacadihii lasoo dhaafay dhisme ku yaala Saint Denis ee Woqooyiga Paris, hawlgalkaas oo khasaare ka dhashay,waxaana la rumaysanyahay inay ku dhuumanayeen oo ay ku sugan yihiin qaar ka mid ah ragga la aaminsan yahay

Maayirka Hargeysa oo Amray in Xabsiga la Dhigo Dadka Bixin Waaya Cashuuraha ku Waajibay

“Guri walba waa la diwaangelinayaa maanta, olole ayaana lagu jiraa, qofkii uu magac kale ku qoran yahay faylka gurigiisa ha yimaado oo ha wareejisto gurigiisa” Maayar Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Solteeko) Hargeysa (ANN)Maayirka magaalada Hargeysa Md. Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Solteeko), ayaa

Siyaasi ku Dhawaaqay inuu Tartan Ugu Jiro Murrashaxnimada Jaga Madaxweyne-ku-xigeen ee Xisbiga WADDANI

Hargeysa (ANN)Dr. Maxamed Cali Cabdi oo ka mid ah masuuliyiinta xisbiga WADDANI ee qurbo-jooga ay, ayaa ku dhawaaqay inuu u sharraxan yahay jagada Madaxweyne-ku-xigeen ee xisbigaas, kaasoo uu loolan kula geli doono Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee Xisbiga WADDANI Md. Axmed Muumin

Taariikhda Geli : Gabay Geeridii Suxufiga Caanka Ahaa Marxuum Cawke Ka Hadlay

Waxa Curiyay: Cabdicasiis Ibraahin Ciise (Daacad) Tixdan waxaan ugu baroordiiqayaa, inuu Eebbe naxariistii janno ka waraabiyo, marxuumkii, saxafigii, bashaashkii iyo geesigii cod karka ahaa ee Axmed Xasan Sh Suufi Cilmi (Cawke) oo 17kii Noofember ku geeriyooday magaalo madaxda kilalka shanaad

Somaliland: Maxaa Sababay Hawl-gal Baadhis Laanta Socdaalku Xalay Ka Samayeen Huteelada Hurdada

Hargeysa-Somaliland (ANN)Ciidamadda Laanta Socdaalka Somaliland ayaa habeenki xalay hawl-galkii ugu balaadhnaa ee baadhis ah ka samayee gobollada Dalka Somaliland oo dhan. Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland Maxamed Cali Yuusuf ayaa (Maxamed Canbaro), oo isaga oo ku sugan Kaantaroolka Aw Barkhadle ee

Geerida Weriye Marxuum Axmed Xasan Cawke Iyo Dhanbaaladii Tacsiyaha

Hargeysa(ANN)Allah ha u naxariistee Weriyihii caanka ahaa ee BBC-da Marxuum Axmed Xasan Cawke oo ku geeriyooday magaalada Jigjiga habeen hore, ayaa shalay Aas qaran loogu sameeyay Magaalada Wajaale oo uu ku dhashay. Madaxda Somaliland iyo Masuuliyiinta Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya

Khabiir Xalliyey Xisaab Laga Shaqayn Kari Waayey 156 Sanno iyo Abaalmarinta uu ku helay

Khabiir Xalliyey Xisaab Laga Shaqayn Kari Waayey 156 Sanno iyo Abaalmarinta uu ku helay Mid ka mid ah xisaabaha ugu muhiimsan ee xalka loo waayey adduunka oo la yidhaa The Reimann Hypothesis, ayaa aakhirkii uu ka shaqeeyey birifisoor u dhashay

Malayshiyadii Buuraleyda Galbeedka Somaliland Ee Suldaan Wabar Oo Isu Soo Dhiibay Xukuumadda

Boorama(ANN)Malayshiyo Buuraleyda galbeedka Somaliland ee duleedka Awdal ee magaalada Boorama iyo dhinaca xadka ay Somaliland la wadaagto Ethiopia ee galbeedka ku dhuumaalaysanaysay labadii sanadood ee u danbeeyay, ayaa isu soo dhiibay Xukuumadda Somaliland. Maleeshiyada, ayaa ahayd koox Hubaysan oo Suldaan