Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: November 2015

Total 87 Posts

Dahabshiil Group Oo Abaalmarin Caalami ah Lagu Guddoonsiiyay Cariga Maraykanka Iyo Guddoomiyaha Oo Ka Hadlay Arrintaa

Minneapolis(ANN)Munaasibad si weyn loo soo agaasimay oo lagu qabtay 15 November 2015, oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda caalamiga ah ee arrimaha qaxootiga qaabilsan ee Maraykanka oo loo yaqaan American Refugees Committee, isla markaana loo soo gaabiyo (ARC). ayaa shirkada ugu

“Samaale Iyo Xaglatoosiye, Waxaan U Dirayaa Fariimahan, Suldaan Xiiray Iyo Suldaan Ismaaciilna Waxaan Leeyahay ……..” Xoghayaha Arrimaha Dibbada WADDANI

Hargeysa(ANN)Xoghayaha arrimaha dibbada ee Xisbiga Mucaaradka WADDANI, Maxamuud Raage, ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay in Salaadiin u dhashay Somaliland ku dhqaaqaan qorshayaal aan laga warqabin ujeedada siyaasadeed ee ka danbaysa oo gef ku ah Xuquuqda muwaadiniinta Somaliland iyo shuruucda

Xaaladda Beledweyne Oo Kacsan Kaddib Xiisad Ka Dhalatay Saraal Qaramada Midoobay Ka Tirsanaa Oo Lagu Dilay

Beledweyn(ANN)Xaaladda Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ayaa kacsan. kaddib markii ay Xiisad ka dhlatay Sarkaal Qaramada Midoobay u shaqaynayay oo lagu dilay halkaa xalay. Marxuum Mahdi xasan Shiikhaal, ayaa toogasho lagu dilay, wuuxuna sarkaalku u shaqaynayay Hay’adda Qaramada Midoobay,

Weeraradii Paris Oo Saamayn Ku Yeeshay Kumanaan Muhaajiriin Ah Iyo Madaxda Dalalka G20 Oo Kaga Hadlay Shir Uga Socda Turkiga

Ankara(ANN)Madaxa golaha Yurub, Jean-Claude Juncker, ayaa sheegay inaan loo baahneyn in isbadal lagu sameeyo siysaasadda muhaajiriinta soo galootiga ku ah Midowga Yurub, kaddib weeraradii Paris. Isagoo ka hadlayay shirka G20 ee ka socda Turki, ayuu sheegay in dadka ku lug

Raysal Wasaaraha Somalia Oo Ka Hadlay Shirka Golaha Amaanka Oo Uu Ka Qaybgalay Iyo Socdaal Uu Kusoo Maray Dalal Dhawr Ah

Muqdisho(ANN)Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gelinkii dambe dalka dib ugu soo laabtay, kadib booqasho ay ku tageen dalalka Kenya, Mareykanka iyo Malta. Waxaana kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Muqdisho masuuliyiin

Somaliland President Ahmed Silanyo Condolences regarding Paris terror Attack

Hargeisa(ANN)Somaliland Presidential Condolences regarding Paris terror Attack on Friday 13th November 2015. Press Release said, the President of Republic of Somaliland; H.E. Ahmed Mohamed Silanyo In The Name of ALLAH the Most Merciful Most Magnificent; The terrorist attacks in Paris

Paris attackers ‘had French, Egyptian and Syrian passports’

Paris(ANN)the Guardian reporter Kevin Rawlinson has more from the disturbance at Gatwick we reported earlier. The death toll stands at 127, while about 200 are believed to have been wounded, 99 seriously. Explosives experts are inspecting an item discarded at

Weeraro Laguna Hoobtay oo Ka Dhacay Caasimada Faransiisa Ee Paris

Paris(ANN)Ugu yaraan 140 qof ayaa lagu dilay weeraro lo adeegsaday rasaas iyo qarxyo ka dhacay dhowr meelood oo caasimadda Paris ah 100 qof oo ka mid ah dadkaasi waxa ay ay ku dhinteen goobta cawayska Bataclan. Weerarada kale waxa ay

Dutch vessel HDMS Absalon trains Somaliland Coast Guard

Written by NATO MARCOM. Copenhagen(ANN)This week 22 soldiers from the Somaliland Coast Guard boarded a small vessel in the culmination of their maritime training executed by the HDMS Absalon in support of NATO’s Operation Ocean Shield in collaboration with European

Dr. Maxamed Cabdullaahi Cumar Oo Ku Tilmaamay Doorashada Musharaxiinta KULMIYE Guul Beesha Caalamka Ka HeshayTaageero Soo Dhowayn Ah

Hargeysa(ANN)Wasiirkii hore ee Wasaaraddaha Arrimaha Dibadda iyo Ganacsiga Somailand Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa sheegay in beesha Caalamku soo dhowaysay natiijada doorashadii xisbiga KULMIYE, taas oo uu ku tilmaamay guul siyaasi ah oo uu gaadhay golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE,