Month: December 2015
Dadka Reer Somalia Oo Somaliland Kusoo geli-doona Passaport
Hargeysa(ANN(Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran -Cadde, ayaa sheegay in dadka u dhashay Somalia, wixii hada ka danbeeya ay Somaliland kusoo gelayaan Sharci la mid ah ka ay dalalka kale iyo dadka ajaaniba ah kusoo galaan. Wasiirka Arrimaha Guddaha
Gacan-yarihii iyo Ilaaliyihii Gaarka ahaa ee Osama Bin Laden oo Geeriyooday
Araweelo News Network Cadan(ANN)Gacan-yarihii iyo Ilaaliyihii gaarka ahaa ee hoggaamihii la dilay ee shabakadda Al-qaacida Osama Bin Laden oo la odhan jiray Nasser al-Bahri, ayaa ku geeriyooday Cusbitaal ku yaal dalka Yemen oo uu in muddo ah xannuun u jiifay,
Golaha Wakiillada Oo Diyaarinaya Ansixinta Xeerar Lagu Qiimayn Doono Somaliland
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)Guddoomiyaha Guddi-hoosaadka Dabagalka iyo Ilaalinta Hantida Qaranka ee Golaha Wakiillada Md. Maxamed Cali Xirsi (Obama), ayaa sheegay in golahoodu ansixin doonaan shan xeer oo faa’iido badan ugu fadhiya qaranka, adduunkuna ku qiimayn doono Jamhuuriyadda Somaliland mustaqbalka.
Laba Ka Mid Ah Tobanka Madaxweyne ee ugu Aqoonta Hooseeya Qaaradda Afrika
Araweelo News Network Qormada 2aad Madaxweynaha dalka Aljeeriya (Algeria) Mr. Cabdilcasis Bouteflika waxa uu ku koray magaalada Oujda, kaasoo muddada uu halkaas joogay galay saddex Dugsi sare – Sidi Ziane, El Hoceinia iyo Abdel Moumen. Waxa uu ahaa Arday aqoonta
Sumsung oo Sannadka Cusub soo Saaraysa 5 Milyan oo Moobilada Galaxy S7
Araweelo News Network Washington(ANN)Shirkadda Samsung ee soo saartay qalabka elaktarooniga, waqtiganna ugu haysata soo saarista telefoonnada casriga ah (smartphone), ayaa qorshaynaysa inay sannadka cusub ee 2016 soo saarto 5 milyan milyan oo noocoodu yahay Galaxy S7 sida uu baahiyey wargeyska
Qormo Muhiim ah: Sigaarku waa Dilaa Halis ah
Sulaymaan Axmed Yuusuf Hordhac Ugu horeyn, waxa aynu ka hadlaynaa xannuun khatar ah oo dilaa ah. Waa kansar lugaynaya, waa sun iyo waabeey ay dad badan nafahooda ku waayeen, halisna ku ah caafimaadka qofka, dhaqaalaha iyo caqligaba, taasoo aanay ka
Madaxweyne Siilaanyo Oo Kulan Dood Lagu Falanqeeyay Hawlaha Doorashooyinka La Yeeshay Axsaabta Iyo Komishanka Doorashooyinka
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Madaxweyne Siilaanyo, ayaa kulan dood ah oo lagu falanqeeyay hawlaha doorashooyinka iyo diiwaangelinta maanta kula yeeshay Qasriga Madaxtooyadda Axsaabta Qaranka, Komishanka Doorashooyinka iyo Xubno ka tirsan golihiisa Wasiiradda. Kulanka oo ahaa mid Saddex-geesood ah, waxa lagaga hadlay
Somaliland Waxay Murkacatay Markii Xukuumada Kulmiye Iyo Ganacsatadu Heshiis Wada Galeen
By. Cabdiraxmaan Cadami Wadamada badhtamaha koonfurta Ameerika ee loo yaqaano Jamhuuriyaddaha Muuska (Banana Republic’s) madaxdooda dalka waxa la maamula ama talad la wadaaga shirkadaha waaweyn gaar ahaan shirkada lagu magacaabo ‘the United Fruits’ oo ka ganacsata dhamaan dalalka kor ku
Sirdoonka Somalia Oo Shaaciyay Dukumentiyada Hawlgal Si Qarsoodi Ah Hay’adda Al-Khumeyni Dadka Soomaalida Ugu Fidinaysay Mad’habta Shiicada
Araweelo News Network Mogadisho(ANN)Hay’adda Sirdoonka Somalia, ayaa faafisay Dukumentiyo iyo cadaymo muujinaya inay Hay’adda Al-Khumayni ee Aayatulaha Dalka Iran ka waday mashruuc lagu faafinayo Mad’habta Shiicada. Hawlgal Sirdoonka Somalia sameeyeen, waxay sheegeen inay gacanta ku dhigeen laba Nin oo fulinayay
Madaxweyne Siilaanyo Oo Shan Sannadood Kadib Markii Ay Dhamaatay Mudadii Dastuuriga Ahayd Dhagax-dhigay Biyo Xiddheenkii U Horeeyay Balan-Qaadyadiisii
Araweelo News Network Mashruucani Ma ka badbaadi Doonaa wadadii ay Mareen Mashaariicda Sanduuqa Somaliland Development Fund Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta safar gaaban ugu baxay deegaanka Xumbo weyne, halkaas oo uu dhagax-dhigay Dhaam Biyood weyn